Hargeisa mobile service

Hargeisa mobile service kuso dhawoow Hargeisa mobile services sameynta mobileda furida password sido kale mobileda Celiska waad naga heli karta ee Soo dhawoow wll

Tuug ayaa wuxuu u dhacay islaan waayeel ah guri ay daganeyd wuxuu arkay ayadoo soo jeedda wuxuuna ku yiri maxaa lasoo je...
27/05/2026

Tuug ayaa wuxuu u dhacay islaan waayeel ah guri ay daganeyd wuxuu arkay ayadoo soo jeedda wuxuuna ku yiri maxaa lasoo jeedaa xilligaan?

Way gartay inuu tuug yahay waxay ku tiri wiilkeygiyoow waxaad u muuqataa qof wanaagsan oo duruufta ay ku kaliftay waxaan ee dahab badan ayaan haystaa ee qaado laakiin intaadan bixin ka hor waxaan rabay riyo aan ku riyooday oo argagax leh inaad ii fasirtid hadaad taqaanid!

Tuugii wuxuu is yiri islaan doqon ah ayay u egtahay bal aan dhagaysto riyadeeda kadibna aan u fasiro

Waxay tiri waxaan ku riyooday anigoo wabi biyo badan dhiniciisa socda kadibna waan sim biriraxday waxaana ku dhacay wabigii waxaana iri cabdiyoow iga soo gaar, cabdiyoow iga soo gaar, si cod dheer leh ayay u tiri inta danbe

Tuugii wuxuu yiri marka yuu ahaa cabdigaas aad u qeylinaysay?

Isla markiiba waxaa qolka soo galay wiil ay dhashay oo cabdi la yiraahdo oo xoog badnaa wuxuuna bilaabay tuugii inuu garaaco

Islaantii waayeelka waxay tiri bes intaasa ku filane yuusan nagu dhiman iska daaa

Tuugii wuxuu dhahay si fiican ii garaac anigaaba qaldanaa ma inaan riyo fasiro ayaan u imid mise inaan wax xado?

Ciiid mubaarak dhaman muslimiinta iyo macaamisha qiimaha badan meelkasta joogtin🤩
27/05/2026

Ciiid mubaarak dhaman muslimiinta iyo macaamisha qiimaha badan meelkasta joogtin🤩

 goobta hargeisaKa Dalbo Hadda 🌐 Hargeisawa.me/+252634757166Hargeisa Call Center☎️0634757166📲0633335429
11/05/2026


goobta hargeisa
Ka Dalbo Hadda 🌐 Hargeisa
wa.me/+252634757166
Hargeisa Call Center☎️0634757166
📲0633335429

 goobta hargeisaKa Dalbo Hadda 🌐 Hargeisawa.me/+252634757166Hargeisa Call Center☎️0634757166📲0636292367
03/05/2026


goobta hargeisa
Ka Dalbo Hadda 🌐 Hargeisa
wa.me/+252634757166
Hargeisa Call Center☎️0634757166
📲0636292367

Mahaysa shaashadu gubatay goobta hargeisa 🌐 Hargeisawa.me/+252634757166Hargeisa Call whats up Center☎️0634757166☎️063333...
12/04/2026

Mahaysa shaashadu gubatay
goobta hargeisa 🌐 Hargeisa
wa.me/+252634757166
Hargeisa Call whats up Center☎️0634757166☎️0633334529

24/03/2026

🤩🤩🤩
MONITOR 32INJI
KEREF AH
4K AH
DHAMAYATIRAN WUXUU WATAA MOUS+KEYPROD LITE+ERPHONE+MIISKIISI
📲0636425154

19/03/2026

Macasalama😂

iid mubaarak dhamaan macmiisha sharafta & qiimaha badan sido kale umada islmaaka meel kasta oo ay joogaan sanadka sanadk...
19/03/2026

iid mubaarak dhamaan macmiisha sharafta & qiimaha badan sido kale umada islmaaka meel kasta oo ay joogaan sanadka sanadkiisa ilaahay cafimad qab haynagu gaadhsiiyo🕌

  128GB  93$goobta hargeisaKa Dalbo Hadda 🌐 Hargeisawa.me/+252634757166Hargeisa Call Center☎️0634757166📲0636292367
27/02/2026

128GB
93$
goobta hargeisa
Ka Dalbo Hadda 🌐 Hargeisa
wa.me/+252634757166
Hargeisa Call Center☎️0634757166
📲0636292367

Address

Hargeisa
00252

Telephone

+252634757166

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hargeisa mobile service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share