WariyeCumar yuusufdooxjoog

WariyeCumar yuusufdooxjoog Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from WariyeCumar yuusufdooxjoog, Shopping & retail, Cumaryuusufgmail. com, Hargeisa.

24/01/2023

Is heysiga Masar & Itoobiya ee Wabiga Niilka, saameyn nooce ah kuyeelan doonaa Soomaaliya.

Dawlada Taiwan ayaa baahisey khariirada labadda Wadan ee jaar ka ah Somaliland iyo Soomaliya.
23/01/2023

Dawlada Taiwan ayaa baahisey khariirada labadda Wadan ee jaar ka ah Somaliland iyo Soomaliya.

23/01/2023

DEGDEG: Ingiriiska oo Garwaaqsaday Ahmiyadda Somaliland

Subax wanaagsan
14/01/2023

Subax wanaagsan

13/01/2023

Khud badii sheekh maxamed aadan

12/01/2023

komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Soo Gabo-gabeeyey Wejiga H**e Diwaangalinta Codbixiyayaasha

11/01/2023

Qaar kamida ah golaha deegaanka ee degmada salaxlley oo kormeeray goobta diiwaan-galinta ee deegaanka dhimbiiriyaale.

Ka dib heshiisyadii iskaashi ee Madaxweynayaasha Dalalka Somaliland iyo Kenya kala saxeexdeen dhamaadkii 2020 ayaa la fi...
11/01/2023

Ka dib heshiisyadii iskaashi ee Madaxweynayaasha Dalalka Somaliland iyo Kenya kala saxeexdeen dhamaadkii 2020 ayaa la filayaa in qodobo ka mid ah dhawaan fuli doonan.

Qodabada fulaaya ayaa waxa ka mid ah in Dawlada Kenya caasimada Jamhuuriyada Somaliland ee Hargeysa ka furato xafiis dublamasiyadeed.

Sidoo kale heshiiskasi waxa ka mid ahaa in Diyaarada Kenya Airways ay dulimaad toos ah Somaliland ku timaado taaso iyana la filaayo in labbada dal ay ka wada shaqayn doonaan sidii ay fuli lahaa qodobkaasina.

Somaliland ayaa waddamada ay xidhiidhka Dublamasiyadeed la yeelanayso ay sii kordhayeen sanadihii ugu danbeeyay oo wadamadaas uu ka mid yahay Maraykanka oo Somaliland la yeelanaya iskaashi dhanka Amniga ah.

11/01/2023

Degdeg Waa kuma Wasiirka Musuqa lagu qabtay ee ka tirsan Xukuumada Madaxwayne Biixi? Waxka ogow?

Ilo kala duwan oo xog-ovaal Ah ayaa Ii xaqiijiyay inaanu jirin war ka soo baxay Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland si...
10/01/2023

Ilo kala duwan oo xog-ovaal Ah ayaa Ii xaqiijiyay inaanu jirin war ka soo baxay Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland sida ay qortay warbaahinta Puntland post oo H**eba uga faafisay ciidamada Somaliland warar been abuur ah.

H**e warbaahinta Puntland ayaa faafiyay warar been abuur Ah oo ay ka mid ahaayen Ciidamo Puntland u soo dirtay gobolka Sool, Gadiid ciidmada Somaliland ay Puntland ka qabsatay iyo kuwo la mid ah kuwaas oo u muuqda Warar been abuur iyo malo awaal Ah oo la iskaga hor keenayo Jamhuuriyada Somaliland iyo shacabka Gobolka Sool.

Warbaahinta Puntland Post ayaa markasta Somaliland ka faafisa warar been abuur Ah oo u jeedo siyaasadeed ka leeyihin kuwaas ugu danbayn oo ogaado inay been abuur yihiin.

10/01/2023

Xog Jamuuriyada Somaliland oo heshay Aqoonsi? waxka Ogow Safarka madaxwayne ee dalka debediisa?

10/01/2023

Address

Cumaryuusufgmail. Com
Hargeisa

Telephone

+252634047972

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when WariyeCumar yuusufdooxjoog posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share