Ciyaaraha dunida

Ciyaaraha dunida Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ciyaaraha dunida, Hargeisa.

Saadaal kabixi kulamada caawa.......?
02/12/2022

Saadaal kabixi kulamada caawa.......?

Xog Kusaabsan Katagista Real Madrid Ee madaxya waynta Ay Ugu Horeetaan Ramos Zidane ilaaa Varane    Si aad Ula Socotid P...
18/05/2021

Xog Kusaabsan Katagista Real Madrid Ee madaxya waynta Ay Ugu Horeetaan Ramos Zidane ilaaa Varane
Si aad Ula Socotid Postigan Like Saar
Pagekeena Ciyaaraha Dunidana Follow dheh Mahadsanidiin

Saadaali Ciyaarta  Caawa Pagekana     Like iyo Share        Saar MHDNIdIn          Dhamaantiiin
05/05/2021

Saadaali Ciyaarta
Caawa Pagekana
Like iyo Share
Saar MHDNIdIn
Dhamaantiiin

Saadaali Oo ku Guulayso  20$    Shuruuda Guulaystaha Laga rabo        .    NASIIB WACAN
27/04/2021

Saadaali Oo ku Guulayso
20$
Shuruuda Guulaystaha Laga rabo
.
NASIIB WACAN

Kooxda Real madrid Ayaa Barbardhac 0:0 Kooxda Betis Taas Oo Fursad Usiiyay Kooxaha Kala Ah Barcelona iyo Ath madrid Maku...
25/04/2021

Kooxda Real madrid Ayaa Barbardhac 0:0 Kooxda Betis Taas Oo Fursad Usiiyay Kooxaha Kala Ah Barcelona iyo Ath madrid
Maku Faraxsantahay In la Qabtay Real ?

Man City iyo Tottenhama yaa wada ciyaaraya finalka League Cup-ka waxa ayna kulankaas galayaan iyadoo su`aal ay dul saara...
25/04/2021

Man City iyo Tottenhama yaa wada ciyaaraya finalka League Cup-ka waxa ayna kulankaas galayaan iyadoo su`aal ay dul saaran tahay xaaladda De Bruyne iyo Aguero
Tottenham dhankooda waxaa kulankaan ka maqan Harry Kane , Ben Davies iyo Matt Doherty.
Xogta Kulanka

* Man City ayaa badisay sedex kulan oo qeyb ka ah lixdii kulan ee ugu dambeeysay ee ay Tottenham la ciyaareen
* Tottenham waxa ay City garaaceen kaliya laba kulan oo ka qeyb ka ah lixdii kulan ee ugu dambeeyay

* City haddii koobkaan ku guuleystaan waxa ay u noqoneysaa markii afaraad xariir ah oo ay ku guuleysnayaan .
*Kulankaan waxa uu nqonayaa koodii ugu h**eeyay ee Final ah tan iyo sanadkii 1981-dii oo FA Cup-ka ayay iks arkeen waxaana kulan ku celis ah badisay Tottenham .
Shaxda laga yaabo in ay ku soo galaayn kulanka
Manchester Coty:Steffen; Cancelo, Dias, Laporte, Mendy; Silva, Fernandinho, Gundogan; Mahrez, Torres, Sterling
Tottenham :Lloris; Aurier, Alderweireld, Dier, Reguilon; Ndombele, Hojbjerg; Bale, Lo Celso, Son; Lucas

Share this:

Click to share on Twitter (Opens in new window)

Click to share on Facebook (Opens in new window)

Like this:

PREVIOUS
Real Madrid Oo Fursad Weyn Iska Qasaarisay , Betis Ayay Bar-bar Dhac La Galeen

BE THE FIRST TO COMMENT

Leave a Reply

Your email address will not be published.
Comment
Name *
Email *
Website
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.







PREMIER LEAGUE



Chelsea Oo Guul Muhiim Ka Gaartay West Ham United , Guushii 9-aad Ee Banaanka Garoonkooda Ayay Gaareen



WARBIXIN: 4 Sabab Oo Xoojinaysa Ku Soo Laabashada Cristiano Ronaldo Ee Man United.



Thomas Tuchel Oo Isha Ku Haya Rikoodh Cajiib Ah Kulanka West Ham.



Mohamed Salah Oo Isku Qoray Taariikhda Kooxda Liverpool.



Liverpool Oo Iska Khaarisay Fursad Ay Kaalinta 4-aad Ku Gali Lahaayeen, Newcastle Ayaa Bar-Baro Wakhti Dambe Ah Ku Qabatay.

WARBIXINO



WARBIXIN: 4 Sabab Oo Xoojinaysa Ku Soo Laabashada Cristiano Ronaldo Ee Man United.

Please walaalahyga Soomaliyeed Pagekeenan Follow Like And Share Noo Dhaha Mahad Sanidiin Dhamaan twin one love 🥰🥰🥰🥰
06/04/2021

Please walaalahyga Soomaliyeed Pagekeenan Follow Like And Share Noo Dhaha Mahad Sanidiin Dhamaan twin one love 🥰🥰🥰🥰

Taageerayaasha Kubada cagta ayaa isha ku haya kulanka caawa ee u dhexeeya kooxaha Real Madrid iyo Liverpool kulan ka tir...
06/04/2021

Taageerayaasha Kubada cagta ayaa isha ku haya kulanka caawa ee u dhexeeya kooxaha Real Madrid iyo Liverpool kulan ka tirsan lugta 1-aad ee 8 dhamaadka champions League.
Labada kooxood ayaa kulanka u soo galay sidii ay mid walba u gaadhi lahayd guul muhiim u ah kooxdeeda ka hor kulanka lugta 2-aad ee tartanka champions League.
Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa 5 su’aal oo uu ka jawaabi doono kulanka.

1.Real Madrid Run ahaantii Miyay Fiicnaatay?
Su’aasha ugu horaysa ayaa ah qaab ciyaareedka Real Madrid kuwaas oo horumar sameeyay qaab ciyaareedka kulamadii ugu dambeeyay iyaga oo gaadhay guulo muhiim ah iyaga oo aan waliba wax guuldaro ah la kulmin 11-kii kulan ee ugu dambeeyay ee horyaalka La Liga.

Real Madrid ayaa sidoo kale dhalisay 10 gool 4-tii kulan ee ugu dambeeyay iyaga oo kaliya laga dhaliyay 3 gool laakiin Awooda Real Madrid ayaa laga shakisanyahay awoodeeda marka loo eego in ay guulahaas ka gaadhay kooxaha yar-yar sidaas darteed waxa la ogaan doonaa sida ay Los Blancos dib u heshay qaab ciyaareedkeedii fiicnaa iyo in ay kaliya kooxaha yar-yar ku soo bandhigto awoodeeda.
2.Jurgen Klopp Wali ma sii adeegsan doonaa Firmino Mise waxa uu ku bilaabi doonaa Jota?
Weerarka Liverpool ayaa ah mid ku adag Tabbare Jurgen Klopp marka loo eego in uuna in ay ku adagtahay in uu kala doorto xiddiga Roberto Firmino iyo xiddiga Diogo Jota oo qaab ciyaareed cajiib ah ku jira.
Kulankii ugu dambeeyay ee Arsenal Diogo Jota ayaa badal ku soo galay laakiin waxa uu dhaliyay 2 gool taas oo keenaysa in ay Taageerayaasha Liverpool dalbadaan in uu Jota ku bilowdo kulanka Real Madrid sidaas darteed waxa la ogaan doonaa in uu Klopp ku bilaabo Firmino iyo in uu ku bilaabo Jota.
3.Tababare Zinedine Zidane ma badali doonaa qaab ciyaareedka Uu Ku Ciyaaro?
Tababare Zidane ayaa kulamadii ugu dambeeyay badalay shaxda kooxdiisa isaga oo mararka qaar ku ciyaaray 4 daafac ah halka uu marka qaar ku ciyaaro 3 daafac ah laakiin ilaa haatan lama oga sida uu Zidane ku ciyaari doono marka loo

Xulka Portugal ayaa guul soo laabasho leh ka gaadhay xulka Luxembourg iyaga oo gaadhay guushoodii 2-aad ee kulamada is r...
30/03/2021

Xulka Portugal ayaa guul soo laabasho leh ka gaadhay xulka Luxembourg iyaga oo gaadhay guushoodii 2-aad ee kulamada is reeb-reebka koobka Adduunka xilli uu xulka Netherlands xasuuqay Gibraltar.
Xulka portugal ayaa si aad u hoosaysa ku bilowday ciyaarta xilli xulka Luxembourg qaadayay weeraro rogaal celis ah xilli ay si fiican u difaacanayeen dhanka goolkooda.
Daqiiqadii 30-aad ayuu xulka Luxembourg dhaliyay goolka 1-aad waxana u dhaliyay xiddiga Gerson Rodrigues kaas oo hogaanka u dhiibay xulkiisa kaan dhigay ciyaara 1/0.

Xulka Portugal ayaa bilaabay sidii uu u dhalin lahaa goolka bar-baraha xilli uu xulka Luxembourg difaac galay si uu goolka u ilaashado.
Daqiiqadii 45+2-aad ayuu xulka Portugal dhaliyay goolka bar-baraha waxana u dhaliyay xiddiga Diogo Jota kaas oo ciyaarta ka dhigay 1/1 uu xulka Portugal ku soo laabtay ciyaarta.

Waxa sidaas ku dhamaata qaybta h**e ee ciyaarta oo ay labada xul bar-baro ku yihiin laakiin xulka Portugal ku fiicnaa dhanka qaab ciyaareedka.
Qaybtii dambe ayuu xulka Portugal si dar-dar leh ku bilowday ciyaarta waxana ay raadinayeen sidii ay u dhalin lahaayeen gool ay ciyaarta hogaanka ugu qabtaan.
Daqiiqadii 50-aad ayuu xulka Portugal dhaliyay goolka 2-aad waxana u dhaliyay xiddiga Cristiano Ronaldo kaas oo ciyaarta ka dhigay 2/1 uu xulkiisu ku hogaaminayo.
Xulka Portugal ayaa sii waday dadaalka ay ku doonayaan goolal kale waxana ay daqiqiadi 80-aad dhaliyeen goolka 3-aad waxana u dhaliyay xiddiga Joao Palhinha kaas oo ciyaarta ka dhigay 3/1 uu xulkiisu ku hogaaminayo ciyaarta.
Waxa sidaas ku dhamataay ciyaarta oo uu xulka Portugal guushii 2-aad ka gaadhay kulamada is reeb-reebka koobka adduunka qaarada yurub.
Dhanka kale xulalka Netherland iyo Belguim ayaa xasuuq aan loo kala hadhin kula kacay xulalka Gibraltar Iyo Belarus kulamo ka tirsanaa is reeb-reebka.
Xulka qaranka Netherland ayaa guul 5/0 ah ka gaadhay Gibraltar kulankii 3-aad ee ay ciyaareen iyada oo ay goolasha u kala dhaliyeen 5 xiddig oo kaal duwan oo kala ah Steven Berghui

Xulka Portugal ayaa bar-baro la galay 10 xiddig oo xulka Serbia ah kulan ka tirsanaa is reeb-reebka koobka adduunka halk...
28/03/2021

Xulka Portugal ayaa bar-baro la galay 10 xiddig oo xulka Serbia ah kulan ka tirsanaa is reeb-reebka koobka adduunka halka uu xulka Belguim dhankiisa bar-baro ku dhaafi waayay xulka Czech Republic.
Xulka Portugal ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed fiican qaybtii h**e ee ciyaarta xilli xulka Serbia ku dhibaatooday in uu wax saamayn ah ku yeesho ciyaarta qaybtii h**e.
Daqiiqadii 11-aad ayuu xulka Portugal dhaliyay goolka 1-aad ee ciyaarta waxana u dhaliyay xiddiga Diogo Jota kaas oo gool madax ah u dhaliyay xulkiisa kana dhigay ciyaarta 1/0.

Xulka Portugal ayaa sii waday dadaalada ay ku doonayeen in ay ku dhaliyaan goolal kale iyaga oo halis badan galiyay daafaca xulka Serbia.
Daqiqiadii 36-aad ayuu Xulka Portugal sii dheeraystay hogaanka ciyaarta waxana gool u dhaliyay xiddiga Diogo Jota kaas oo dhaliyay goolkiisii 2-aad ee ciyaarta.

Waxa sidaas ku dhamaatay qaybta h**e ee ciyaarta oo uu xulka Portugal u muuqday mid guul weyn ka gaadhaya kulanka.
Laakiin qaybtii dambe ayay wax walba is badaleen iyada oo uu xulka Serbia qaybtii dambe ahaa midka fiican kana awooda badan xulka Portugal kuwaas oo aan si fiican u ciyaarin qaybtii dambe.
Daqiiqadii 46-aad ayuu xulka Serbia dhaliyay goolka 1-aad ee ciyaarta waxanau dhaliyay xiddiga Aleksandar Mitrovic kaas oo ciyaarta ka dhigay 2/1 uu xulkiisu ugu soo laabtay ciyaarta.
Xulka Serbia ayaan halkaas ku joogsan waxana ay daqiiqadii 60-aad dhaliyeen goolka 2-aad ee bar-baraha waxana u dhaliyay xiddiga Filip Kostic kaas oo ciyaarta ka dhigay 2/2.
Waxa sidaas ku dhamaatay ciyaarta oo ay labada xul bar-baro ku kala bexeen kulanka kuna kala qayb sadeen dhibcaha kulanka.
Dhanka xulka Belguim ayaa ba-baro 1/1 ah la galay xulka Czech Republic kulan ay laabda xul sidoo kale kala qaybsadeen dhibcaha kulanka.
Natiijooyinka kale ee kulamada caawa;
Russia 2-1 Slovenia
Montengegro 4-1 Gilbraltar
Croatia 1-0 Cyprus
Belarus 4-2 Estonia
Ireland 0-1 Luxembourg
Slovakia 2-2 Malta

Kooxda Man United ayaa dhexda ka gashay masiibo kale xilli taageerayaasha Man United dalbadeen in shaqada laga caydhiyo ...
22/03/2021

Kooxda Man United ayaa dhexda ka gashay masiibo kale xilli taageerayaasha Man United dalbadeen in shaqada laga caydhiyo tababare Ole Gunnar Solskjaer kadib guuldaradii Leicester City.
Kooxda Man United ayaa ka hadhay tartanka FA Cup-ka kadib markii ay guuldaro kala kulantay kooxda Leicester City taas oo keentay in uu xaalku ku sii xumaado kooxda Man United.
Man United ayaa wakhti fiican ku jirtay qaybtii xlli ciyaareedkan laakiin Man United ayaa ka hadhay 2 ka mid ah koobabka ay u tartamaysay iyaga oo haatan kaliya u tartamaya Europa leageu oo kaliya.

Kadib guuldaradii 3/1 ahayd ee ka so gaadhay Leicester City taageerayaasha Man United ayaa isugu soo baxay bogga Twitter-ka iyaga oo dalbaday in shaqada laga caydhiyo tababare Ole Gunnar Solskjaer.
Taageerayaal badan ayaa baraha bulshada ku soo bandhigay niyad jabkooda iyaga oo dalbaday in shaqada laga caydhiyo tababaraha dhamaadka xilli ciyaareedkan.

“Ma lumin kartid Semi-final kale hadii aanad gaadhinba, Ole hala caydhiyo”ayuu taageere ku soo qoray.
Taageere kale ayaa qoray”Waxa aan ku fashilanay koob kale, Ole hala caydhiyo”ayuu sii raaciyay.
“Fadlan kooxdayda ka saara Ole”ayuu sii raaciyay mid kale.
《Fadlan Hadaad ka Heshay Like Share And Comment)
MAHAD SANIDIIN dhamaantiin

15/02/2021

Boliiska Oo Weeraray Guriga Xaaska Riyad Mahrez & Hadaladii Lala Yaabay Ee Ay Ku Tiri Boliiska Oo La Soo Bandhigay

February 15, 2021 Saed Mohamed

ADVERTISEMENT

Muuqaal la baahiyay ayaa muujinayay in xaaska Riyad Mahrez oo lagu magacaabo Rita Johal iinay gurigeeda ku yaala magaalada London ay soo weerareen boliiska ka dib markii ay si sharci darro ah xaflad ay dad badani ka soo qeyb galeen u dhigatay xilli xayiraad la xiriirta ka hortaga Korona Fayras lagu soo rogay dalka oo dhan.

Boliiska ayaa su’aalo weydiiyay xaaska Riyad Mahrez iyo dadkii kale ee xaflada ka soo qeyb galay ka hor inta aysan u jarin tikidho ganaax ah madaama ay jabiyeen sharciga Korona Fayras ee UK.

Gabadhaan moodalka ah ayaa ugu yaraan gurigeeda ku casuuntay dad badan habeenkii Jimcaha iyadoo muuqaalo xaflada la xiriirta soo dhigtay bogeeda Instagram oo ay ku leedahay ku dhow nus milyan taageerayaal ah.
Ugu yaraan 10 boliis ah ayaa tagay guriga iyagoo su’aalo weydiinayay dadka xaflada yimid xilli ay sharcidarro tahay in dad badan ay hal meel isagu yimaadaan.

Waxaa la maqlayaa Rita oo weydiineysaa boliiska: “Nimanyahow ma noloshii sidaan ayay noqotay? Miyaydan jecleyn inaan xafladeysaan?”
Gabar ka tirsan boliiska ayaa la maqlayay iyadoo u sheegaysa: “Maya ma jeclin inaan xafladeyno xilli lagu jiro cudur faafa oo dilaa ah.”
Rita Johal ayaa ka dib ku jawaabtay: “Nimanyahow, dhamaantiin niyadjab kuma noolaan kartaan dunidaan, waa inaan faraxsanaano.
Gabadhaan ayaa ka dib tiri hadal lala yaabay oo ahaa “boqolkiiba hal dad ah ayaa ina koontaroolaya. Dhamaanteen waan kuwada jirnaa.”
Boliiska ayaa ka dib u jaray ganaaxa lacageed madaama ay sharciga jabisay.
Rita ayaa muuqaalka boliiska oo ay soo dhigtay Instagram waxay ku soo dul qortay: “Waxaa la igu ganaaxay inaan aad u qurux badanahay.”

BE THE FIRST TO COMMENT

Leave a Reply

Your email address will not be published.
Comment
Name *
Email *
Website



PSG Or Man City? Pablo Zabaleta Advised Lionel Messi.

February 15, 2021



Mohamed Salah Mak

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ciyaaraha dunida posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share