Hema Books Gabiley

Hema Books Gabiley Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hema Books Gabiley, Book shop, Kasoo horjeedka Dawlada Hoose, Gabiley, Gebiley.

HEMA is the leading provider of educational material & equipments, and the first one of its kind in Somaliland with the capacity to supply the entire market - Somaliland and beyond.

Macmiil ka faa'iidayso qiimadhimista buuggan lagu sameeyay.☎️ Contact usCall: 063 8303333
20/04/2024

Macmiil ka faa'iidayso qiimadhimista buuggan lagu sameeyay.

☎️ Contact us
Call: 063 8303333

Buuggan farbarashada waxa loo diyaariyey hab casri ah oo ardaydu u sahlaysa farbarashada.Buugga Baro shantaada dareemo w...
13/04/2024

Buuggan farbarashada waxa loo diyaariyey hab casri ah oo ardaydu u sahlaysa farbarashada.
Buugga Baro shantaada dareemo waxa uu soo bandhigayaa xog ku saabsan shanta dareemo iyo shantooda Xubnoodba sidoo kale waxa uu soo bandhigaa wax yaabaha wax yeelaya shanta xubnood.

☎️ Contact us
Call: 063 8303333

𝐂𝐚𝐚𝐝𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐈𝐥𝐢𝐦𝐚𝐪𝐚𝐛𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐚𝐡Waa buug xul ah oo isbeddel ku samayn kara sida aad ula falgasho malin kasta oo ku soo marta,...
01/04/2024

𝐂𝐚𝐚𝐝𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐈𝐥𝐢𝐦𝐚𝐪𝐚𝐛𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐚𝐡
Waa buug xul ah oo isbeddel ku samayn kara sida aad ula falgasho malin kasta oo ku soo marta, islamarkaana kugu hoggaamin kara nolosha aad rabto.

☎️ Contact us 0638303333

𝐂𝐚𝐚𝐝𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐈𝐥𝐢𝐦𝐚𝐪𝐚𝐛𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐚𝐡Waa buug xul ah oo isbeddel ku samayn kara sida aad ula falgasho malin kasta oo ku soo marta,...
28/03/2024

𝐂𝐚𝐚𝐝𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐈𝐥𝐢𝐦𝐚𝐪𝐚𝐛𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐚𝐡
Waa buug xul ah oo isbeddel ku samayn kara sida aad ula falgasho malin kasta oo ku soo marta, islamarkaana kugu hoggaamin kara nolosha aad rabto.

☎️ Contact us
Call: 063 8303333

16/03/2024
10/03/2024

Macmiil kuwoo dhawoow hemo book branch gabiley dalbo adoo goobtaada jooga

Line :624477
Contact number:0638303333

Buuggan ISIR ee qoraa Maxamed C/kariim uu ka turjumay buugga af Ingiriisiga ku qoran ee la yidhaahdo “Roots”.Buuggan “IS...
06/03/2024

Buuggan ISIR ee qoraa Maxamed C/kariim uu ka turjumay buugga af Ingiriisiga ku qoran ee la yidhaahdo “Roots”.

Buuggan “ISIR”, waxa uu kaaga warrami doonaa dhacdo taariikhi ah oo ku saabsan addoonsi, dhab ah oo aan khiyaali ahayn . Waxa ay ka bilaabantey 1750 kii dalka “Gaambiya” gaar ahaan tuulada “Juffure” oo wiil ugu dhashay “Omoro” iyo “Binta Kinte”, waxa ay sii dhex jibaaxdey badda “Atlantic”, oo waxa la qafaashay wiilkii ay dhaleen ee “Kunta Kinte”; waxa ayna ku dhammaatey dalka “Mareykanka”.

waxa inoo diyaar ah, sammuuradihii waxbarashadda kuwaasi oo waalidka iyo Dugsiyaduba ay ka faa'iidaysan karaan.waxa ay d...
04/03/2024

waxa inoo diyaar ah, sammuuradihii waxbarashadda kuwaasi oo waalidka iyo Dugsiyaduba ay ka faa'iidaysan karaan.
waxa ay diyaar ku yihiin dhammaan Xarumaha HEMA Books.

☎️ Contact us
Call: 063 8303334l2

04/03/2024
Macmiil ka faa'idayso buuggagta farbarshada carruurta oo muddo 30 daqiiqo ka bacdi is masaxaya kuwaas oo wata qalimo iya...
03/03/2024

Macmiil ka faa'idayso buuggagta farbarshada carruurta oo muddo 30 daqiiqo ka bacdi is masaxaya kuwaas oo wata qalimo iyaga u gaar ah.

Buuggan waa buug ka caawinaya akhristayaasha sidii ay shaqo ku heli lahaayeen ama u abuuran lahaayeen isaga oo siin doon...
22/02/2024

Buuggan waa buug ka caawinaya akhristayaasha sidii ay shaqo ku heli lahaayeen ama u abuuran lahaayeen isaga oo siin doona xog, xirfado iyo xeelado taabbagal ah.

☎️ Contact us
Call: 063 8303333
#

Ma leedahay hal'abuurka Sawirka, waxa idiinku diyaar ah  Watercolors kala duwan dhamaan xarumaha HEMA Books.☎️ Contact u...
22/02/2024

Ma leedahay hal'abuurka Sawirka, waxa idiinku diyaar ah Watercolors kala duwan dhamaan xarumaha HEMA Books.

☎️ Contact us
Call: 063 8303333
#

Address

Kasoo Horjeedka Dawlada Hoose, Gabiley
Gebiley

Telephone

+252638303333

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hema Books Gabiley posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category