Abwaan raan warabshe

Abwaan raan warabshe abwaan raan qarabshe

18/12/2020

waa maansadii dhakafaar
com som dhawaanfilo

21/09/2020
18/08/2020

kashaad nac kubeetay
anaa nanabaayo
anaa kanadiifin
anaa nasinaayo
anaa unasdeexa

17/08/2020

abwaan rafiiq roobrajeeye

17/08/2020
15/07/2020

ilhaan deganeey adaa
duca qabaay walaashayey
dadkaad iigu xigtaaye.
daayinoow kudhawr abidka
intaad dunida nooshahay

daayinkii ku uumaa
qurux kuugu deeqooo
dumar kuma haways taanoo
dun xariirabaad tahee

dirir soo hilaaciiyo
dayax shan iyoo tobanaay
dahab koo dhalaaliyoo
daalo arag tideedaay

dhukoo daadku jiifoo
doogiyo caleentana
dharabkii kudedanyooo
diirisay cedceedooo
dushaa kawidh widhaayoo
daymada urooneey walal

degani qunyar socoo abid
duulduulka hadalkiyoo
kafogoow dira diraliyo
dab afuufa yaashoodhan
kumaba tuso daayinee

samir duuba xidho oo
waligaa daacad uunhaw
waxku dhaafay hawdudin ogow
haw yaraynin dadaalkeee
durkiyoo kasii badii

ruuxaba dadbimo iyo
damiir caqlibaa hagee
karti iyoo dulqaad lahaw
kasha deeqsi kanoqo oo
hanka daaci ka ahawwoo
udabac sanow naflaha oo
naxariista daadihii
darajaad kumaaliyee

25/06/2020

inan yahay sawaabkiyo
san qaroorka kugu yaal
sifahaaga quruxdale
soomaali yoo idil
saxmad baay kaqaadee
suuradaada isheeg
ma suudaani badtahay

Address

Gebiley

Telephone

+252634274158

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abwaan raan warabshe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share