Daaryel dumar online

Daaryel dumar  online kaa faideyso qiimo dhiimis
kala xirir what is ap 090608600

Waa diyar qiimo ad u yar ku qaado
08/06/2024

Waa diyar qiimo ad u yar ku qaado

Mansh Allah so barbara
29/02/2024

Mansh Allah so barbara

Iskushuban, Bari: Hooyo Soomaaliyeed oo Ebbe ku arsaaqay saddex wiil oo mataano ah, kuwaa caafimaad qaba.

25/01/2024
14/11/2023
29/03/2022

Waxa aan idinla wadaagayaa 10 qodob oo talo iyo waano iskugu jira oo aan bisha ramadaan kaga faa’iidaysan karno.

1: iska xir dhamaan social media ha hadii aadan awoodin yaree ugana faa’iidayso dhanka wanaaga.

2: ramadaantu waa maalmo kooban sida ilaahay quraankiisa inoogu sheegay أَیَّامࣰا مَّعۡدُودَ ٰ⁠تࣲۚ Marka kuma jiro wakhti lagu ciyaaro ee waxa aad ku camirtaa Salaad,Adkaar iyo Quraan.

3: carabkaaga ka hayso wixii aanka ahayn Adkaar, Quran iyo Hadal wanaagsan.

4: wax la bax haba yaraadee maalin walba

5: dhamee quraanka ugu yaraan hal mar inta lagu gudo jiro bisha ramadaan hadii aad ka badsatid waxaa aad siyaadsatay khayr ogowna hal mar oo aad tadabur ku dhamaysid ayaa kaaga khayr badan kun jeer oo aad bilaa tadabur ku dhamaysid.

6: inta aadku gudo jirtid akhrinta quraanka ama tukashada taraawiixda waxa la kulmaysaa marar badan sujuudu tilaawa( sujuuda la sujuudo marka quraanka la akhrinayo) marka ducadaan xifdi oo akhri mar walba oo aad sujuudid
سجد وجهي للذي خلقَه، وشقَّ سمعه وبصره بحوله وقوَّته، فتبارك الله أحسن الخالقين

7: suxuurta u dib dhig wax yar ka hor adinka danbe arintaas waxa ay keenaysaa labo arimood oo ah,
A: In aadan saladaa subax ka seexan
B: in maadaama aad xili danbe suxuuratay aadan gaajo badan iyo tabardari badan dareemayn maalinkaas.

8: ku afur cuno kooban oo fuduud waayo bishaa maaha bishii caloosha la buuxin lahaa ee waa bishii caloosha la sifayn lahaa.

9: la soco xaalka jaarkaaga iyo qaraabadaada waxaa jira abaar, sicir barar iyo lacagtii shilling somalia oo aan shaqaynayn marka waxaa suuro gal ah ina aad cuntada soo daaadiso dariskaaguna aysan dabka shidan

10: Qofkii khayr raba haka faa’iidaysto bishaan waa bishaadii qofkii shar rabow bishaan bishaadii maaha waa bil shayaadiintii iyo albaaabadii naartaba xiran yihiin

يا باغيَ الخيرِ أقبلْ ، ويا باغيَ الشرِّ أقْصرْ.

Xigasho: Abdirizak Jama jazakalah.

Away dadki ah somlida dhaabta aha maxad u taaqana waxa madow e laxda ku xiiran
20/11/2021

Away dadki ah somlida dhaabta aha maxad u taaqana waxa madow e laxda ku xiiran

Address

Biilic Dumar
Garowe

Telephone

+252906860699

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daaryel dumar online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share