Juma Online Center

Juma Online Center All kind of product

23/07/2024

Waan layaabanahay shirka Qurba Joogata Doha Qadar,iyagoo kakalayimid Yurub iyo America, Doha Maxaa Gaar ku ah

09/07/2024

Afar Sano, dib udhac ah kuyimid Somalia, lama oran karo system Dowlad dhexe ayaa Kajirta Somalia waxaa lumay haykalkii Dowladnimo, ma lasugi karaa 2 sano oo kale? waxaa Xaqiiqo ah Dowlada federalka ee hada jirta waxaa kawanaagsanayd Dowladihii Kumeel gaarka ahaa.

waa Dal aan isla xisaabtan lahayn

Waxaan Siweyn uga soo horjeednaa warqadan iyo Cida qortey , taas oo ah mid xadgudub ku ah Hogaanka dhaqan ee Cumar Maxam...
28/04/2024

Waxaan Siweyn uga soo horjeednaa warqadan iyo Cida qortey , taas oo ah mid xadgudub ku ah Hogaanka dhaqan ee Cumar Maxamuud.
Waxayna kadhigan tahay Duulaan lagusooqaaday Midnimada Cumar maxamuud iyo Puntland, waxayna ubadan tahay Faragalin katimid Dowlada Federaalka.

Waxaana ugu baaqayaa Beelweynta Cumar Maxamuud in arintaan iskumeel looga soowadajeesto siloo ilaaliyo Midnimada Cumar Maxamuud.

Address

Galkayo
Garowe
090

Telephone

+252907795366

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Juma Online Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Juma Online Center:

Share