Zanaag studio ceelafweyn

Zanaag studio ceelafweyn Zanaag studio waxad ka heleysaa muuqaalo iyo sawiro Tayo leh oo ku raali geliya

Safaar aan ku tagnay magaalada Qadimigaah ee Maydh xaruunta xeebaha Maakhiir ee Gobolka Sanaag.Eeran Channel
26/06/2023

Safaar aan ku tagnay magaalada Qadimiga
ah ee Maydh xaruunta xeebaha Maakhiir
ee Gobolka Sanaag.
Eeran Channel

waxa qoray xildhibaan c/laahi axmed abyan (xildhaab abyan) oo fariintan u diray bulshada ceelafweyn in loo baahayahay is...
19/06/2023

waxa qoray xildhibaan c/laahi axmed abyan (xildhaab abyan) oo fariintan u diray bulshada ceelafweyn in loo baahayahay iskaashi bulshada dhexdeeda ah si loo helo wado kaalmayn dawladeed iyo biyo macaan oo ku filan degmada ceelafweyn oo biyo la,aan ku sugan

Nolasha dadku waa biyo in ceelafwayn biyo loo helo waxaa ku baxday malaayin lacaga oo wada fashilmay mashariicdoodii
Hadaba halkani waa magalada ILAD waxay ceelafwayn ujirtaa 25- 30 kiloo mitir oo qaar laami yahay inta soo hadhay hadii lahelo bulsho wada tashata lana tashata dawladeeda waxaa suura gelay inaynu dhisano wadada isku xidha ilad iyo ceelafwayn
Hadaba ka dawlad hoose ahaanedd wixii karaan kayaga ah wadadaa waanu ka qabanaynaa insha allaah
Ceelafwayn waxaa biyo macaan u ah ilad aynu ukacno sidaynu udhisan lahayn wadadaa inagoo dawladeena lakaashanayn
Alle haynoo fudaydiyo

Deegaanka Doclaha/Docasha Doclaha waxay ka miid tahay 5ta goobood ee laga codeeyo degmada Bohol.
19/06/2023

Deegaanka Doclaha/Docasha
Doclaha waxay ka miid tahay 5ta goobood ee laga
codeeyo degmada Bohol.

Deegaanka Sabawanaag ee degmada Bohol. Sabawanaag ayaaka miid ah deegaanada dhawrkii sano ee la soo dhaafay  dhisantay
18/06/2023

Deegaanka Sabawanaag ee degmada Bohol. Sabawanaag ayaa
ka miid ah deegaanada dhawrkii sano ee la soo dhaafay dhisantay

Hotel Sool Safari iyo xafaadaha Bariga Magaalada Oog.Eeran channel
17/06/2023

Hotel Sool Safari iyo xafaadaha Bariga Magaalada Oog.

Eeran channel

15/06/2023

alle ha kuu naxariisto ader maxamed cabdi xasan (berberaawi) oo saaka ku geeriyooday magaalad burco alle samir iyo iimaan haynaga siiyo aamiin aamiin

Sanaag studio ceel afweynMunasiiba ciid awgeed wuxu ku sameyey qiima dhimis baladhan Gal sawiro o hel kuwo kale o bilash...
10/04/2023

Sanaag studio ceel afweyn
Munasiiba ciid awgeed wuxu ku sameyey qiima dhimis baladhan
Gal sawiro o hel kuwo kale o bilasha ah💥💫

Hambalyo hambalyo meher wacan Khayre Huseen Cumar iyo Nimco Hassan cabdi Kooreeye. Xaflada meherkani ayaa waxa ka soo qa...
14/02/2023

Hambalyo hambalyo meher wacan

Khayre Huseen Cumar iyo Nimco Hassan cabdi Kooreeye.
Xaflada meherkani ayaa waxa ka soo qayb galay hambalyo meher wacana u diray qoyskani cusub xildhibaanada Cumar Jama Farah, Xildhibansiciid Jama Cadde, Xildhiban Huseen Ismail, Xildhiban Hassan Kayse,Xildhiban Faysal yusuf ,Wasiir Abdirizaq Huseen, Abdirahman Cismaan Ashcaraale, Jamac Ayaanle Saciiid

Hambalyo hambalyo

XAFLADA CALEEMO SAARKA BOQOR MAXAMUUD AXMED LIIBAAN IYO CAAQIL XUSEEN AXMED CABDIQaybta 1aad
12/02/2023

XAFLADA CALEEMO SAARKA BOQOR MAXAMUUD AXMED LIIBAAN IYO CAAQIL XUSEEN AXMED CABDI

Qaybta 1aad

Hordhaca sawirada Xaflada caleemo saarka boqor maxamud axmed liibaan iyo caaqil xuseen axmed cabdi
12/02/2023

Hordhaca sawirada

Xaflada caleemo saarka boqor maxamud axmed liibaan iyo caaqil xuseen axmed cabdi

09/01/2023

Saaka iyo ceelafweyn cabdirahmaan cirro

Musharax madaxweyne ee xisbiga wadani cabdiraxmaan .cirro iyo gudoomiyaha xisbiga xirso ali xajiAyaa si balaadhan saka l...
09/01/2023

Musharax madaxweyne ee xisbiga wadani cabdiraxmaan .cirro iyo gudoomiyaha xisbiga xirso ali xaji
Ayaa si balaadhan saka loogu so dhaweyey degmada ceelafweyn

Address

Burmad443@gmail. Com
Ceel Afweyn
2522

Telephone

+252672009709

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zanaag studio ceelafweyn posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Zanaag studio ceelafweyn:

Share