Baabulkhayr Store

Baabulkhayr Store WAXAA KUUGU DIYAARSAN GOOBTAN DUKAAMAYSIGA BAGAASHKA,SHARAABKA,RAASHINKA, SHIDAALKA IYO "SPARE PARTS" KA BAABUURTA RAAXADA

Qell
03/02/2020

Qell

03/02/2020

Bulsho waynta Gobolka cayn waxaa ugu bishaaraynaynaa inaan ufurnay baabulkhayr store and fuel station
Oo aad ka heli doontaan shidaalka iyo bagaashka iyo raashinkaba

Waxaan leenahay ku soo dhawaada gacmo furan

Waxaad naga helidoontaan adeeg hufan waxaa intaa idiin sii dheer in Goobta aad joogta laguugu keenayo adeegaaga

Always customer is right

Address

Xamar-laguxidh Street
Buuhoodle

Telephone

+252636077885

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baabulkhayr Store posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Baabulkhayr Store:

Share