03/09/2023
Waligaa Saaxiibkaa Gurigiisa Ma booqatay? Dumaashidaa Maku Dhahday wuu Maqan Yahay xaajiga ee Sug inta Uu Ka imaanaayo.
Dumaashidaa Shaah makuu Keentay.
Will Yar Oo Sxb-Kaa Dhalay Oo iska Ciyaaraya Shaahii Makugu Daadiyay, Dumaashi Macawiis Makuu Keentay.
Inta Macawiistii Xiratay Suuliga Ma Aaday Si Aad isaga Soo Dhaqdo Shaaha.
Intaa Suuliga Ku Maqneed saaxibkaa guriga Ma yimid, Surwaalkaagii fadhiga Maku Arkay. Adigoo Qoyan Suuliga Maka Soo Baxday.
Kadib Saaxibkaa Biskoolad Mala Soo Baxay.
Adiga Oo macawistii Wata Sidii Wax Waalan Suuqa Ma dhex Carartay.
Sxbkaana isaguna Sidii Wax waalan Maku
Ceersaday.
Dadkii Xaafada Masoo Wada Baxeen Oo Maku Soo Qabteen, xabsi Horay Malagaa Geeyay 7 beri Masoo Laqday.
Adigoo Yaaban Oo Aan Waxba Cunin Waalidkaa xabsiga Makugu Soo Booqdeen.
Ma Dheheen Ninkaan 3 Sano Oo Dhaqan-Toosin ah Halagu Xukumo Waayo Saaxibkis Ayuu Guriga udaba maray.
Ma Dhaaratay Wax kaa Aqrista Ma Weysay, Ma iska Ooysay Waligaaba Ooy Ee Ku Jir adeer Meesha Malagu yiri Karbaashna Malaguu Raaciyay..😁