Ii-adeeg

Ii-adeeg ● Adduunyadii tanaadoo ●Afarteedii waaxyood
●waa is eegaysaayoo
● kulli waa isku xiran tee ..

29/12/2021
Ii-adeeg  service waxa uu hambalyo u dirayaa dhammaan macaamiishiisa munaasibadda Ciidal fidriga awgeed, Allah acmaasha ...
13/05/2021

Ii-adeeg service waxa uu hambalyo u dirayaa dhammaan macaamiishiisa munaasibadda Ciidal fidriga awgeed, Allah acmaasha suuban ha inaga aqbalo.

Allamdullah shaqadu waa socotaAmmaano iyo Adeeg hufanIi-adeeg  ugu imow
20/10/2020

Allamdullah shaqadu waa socota
Ammaano iyo Adeeg hufan
Ii-adeeg ugu imow

Ka mid noqo dadka sxb dhoow la ah Ii-adeeg service ammaano iyo Adeeg hufaaan
17/10/2020

Ka mid noqo dadka sxb dhoow la ah Ii-adeeg service ammaano iyo Adeeg hufaaan

Somalia haddii aad joogto, waxay shirkadda   kuu fududeynaysaa in magaaladada lagugu keeni doono alaab kasta oo Amazon, ...
07/10/2020

Somalia haddii aad joogto, waxay shirkadda kuu fududeynaysaa in magaaladada lagugu keeni doono alaab kasta oo Amazon, Flipkart ama Alibaba ku jirta oo aad awal awoodi waydey in Somalia adoo jooga dalbato.
iyo

Somalia haddii aad joogto, waxay shirkadda Ii-adeeg kuu fududeynaysaa in magaaladada lagugu keeni doono alaab kasta oo A...
03/10/2020

Somalia haddii aad joogto, waxay shirkadda Ii-adeeg kuu fududeynaysaa in magaaladada lagugu keeni doono alaab kasta oo Amazon, Flipkart ama Alibaba ku jirta oo aad awal awoodi waydey in Somalia adoo jooga dalbato.
iyo

Ammaano iyo Adeeg
01/10/2020

Ammaano iyo Adeeg

Adeegyada ay kuu haysto shirkada IiAdeeg Group waxaa ka mid ah:1.iiAdeeg Home Tuition:iiAdeeg Home Tuition waa adeeg kuu...
30/09/2020

Adeegyada ay kuu haysto shirkada IiAdeeg Group waxaa ka mid ah:

1.iiAdeeg Home Tuition:

iiAdeeg Home Tuition waa adeeg kuu fududeynaya in gurigaaga ama goobtaada shaqo lagugu keeno macalin kaa haqabtiraya maada walba haddii ay tahay Science, Xisaab ama Diiniba.

Sidoo kale IiAdeeg Home Tuition waxaa kugu diyaar ah macalimiin xirfad sare leh oo ku baraya barista darawlnimada.

2.IiAdeeg Delivery:

IiAdeeg Delivery waxa uu kuu fududeynayaa adiga oo jooga dalka gudihiisa in aad Alaab walba aad ka dalban karto Amazon, Alibaba, Flipkart iyo dhamaan Shirkadaha Onlineka, adiga oo alaabtaas lagugu keenayo wakhti yar iyo qiima macquul ah.

3.IiAdeeg Cargo and Visa Service

IiAdeeg Cargo and Visa Service waa Adeeg kuu fududeynayaa in lagaaga soo qaado alaab kasta Waddanada Malaysia, India, Turkiga iyo China, sidoo kale lagaaga soo adeegayo adeeg kasta oo aad u baahato laguguna keenayo goobtaada qiima macquul.

Sidoo kale waxaa kugu diyaar ah Visayaasha Dalxiiska, Caafmaadka iyo Waxbarashada ee India, Malaysia, Turkiga iyo wadana badan oo kale.

Address

Near Hotel Jubba One
Bosaso
25209

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ii-adeeg posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ii-adeeg:

Share