Axmed Galkacyo

Axmed Galkacyo Gift soor waa suuq online ah oo aad ka helayso alaab jumlo iyo tafaariiq ah noocyada alaabta aad nag

22/01/2023

Cawaalle Calankaygii .
Baldhagayso waa garnaqsanayaaye

04/11/2022
04/11/2022

MID Faryaamaysataah oo aad saan uga shaitan tahay soo qabo

08/10/2022

FIRCOON

Nin sheekh ah ayaa booqday Ahraamta Masar. Maydkii Fircoon inta uu is dul taagay, waxa uu yiri:

{Fircoonoow, waxa aan kaa bartay toban xikmadood:

1. Waxa aan kaa bartay in amarka Alle uu shaki la’aan fulayo. Kumanaan carruur ah ayaad dishay si aanu Muuse u iman, markii uu yimidayna adiga ayaa gurigaaga ku koriyay.

2. Waxa aan kaa bartay in quluubtu ay Alle gacantiisa ku jirto oo aanay Aadane gacantiisa ku jirin. Markii aad Muuse laabta hooyadiis ka fogeysay waxa uu Alle u jilciyay laabta xaaskaaga. Waxa aad doontay in aad hooyadiis ka fogeysid, markaas buu Eebbe hooyadiis hooyo kale ugu daray.

3. Waxa aan kaa bartay in qofna aanu qof kale lumin karin. Qasrigii aad ka dhex lahayd: “Rabbigiinna sarreeyaa waa aniga” Aasiya qolkaaga qolka xiga Allaha sarreeya ku dhex caabbudaysay.

4. Waxa aan kaa bartay in guri walba asraari ku dhex duugan tahay. Nin iyo xaaskiisa ayaa hal guri iskula noolaan kara sirta midkood u qarsanna aanu kan kale ka warqabin.

5. Waxa aan kaa bartay in guuto ciidan ahi aanay ruux muslin ah islaannimo ka celin karin. Ciidankaagu waa uu cabsi gelin waayey sixirrooleyaashii iyo islaantii gabdhahaaga u shallayn jirtay.

6. Waxa aan kaa bartay in aanu dhiiggu weligiid biyo noqonayn. Gabar yar baa walaalkeed u celisay hooyadiis. Walaalka wanaagsanina k**a aanu xishoon in uu yiraahdo walaalkay ayaa iga codkarsan.

7. Waxa aan kaa bartay in addoomadu ay gacmohooda ku sameeyaan kuwa iyaga addoonsada. Dad dhabarka k**a fuuli kartid haddii aanay iyagu kuu tugsan oo aanay dhabarkooda kugu qaadin.

8. Waxa aan kaa bartay in haddii Eebbe uu doono in uu addoon u gargaaro, in ushii uu ku taagsanayay uu ugu gargaari karo.

9. Waxa aan kaa bartay in dunida guudkeeda waxa saarani ay yihiin asbaab dadka ku fusha laakiin aan Alle ku fulin. Webigii ay carruurtu ku dhici jirtay ooy ku dhiman jirtay ayaa laga dhigay farriin side kuu wada wiilkii aad baadi goobaysay. Baddii doon mooyee aan si kale lagu gudbi karinina qoladii Muuse waxa ay gudbeen iyaga oo lugaynaya keddib markii ay u noqotay waddo qallalan.

10. Waxa aan kaa bartay in wax kasta oo dhulka dhexdiisa ahi ay yihiin ciidan kamid ah ciidamada Alle, Allena uu yahay kan isagu doorta hubka lagu dagaal gelayo. Markii aad ciidanka xoogga badan la timid Alle waa uu awooday in uu ciidan lamid ah kaa hor geeyo, hase yeeshee intaas Alle waa aad kala liidataa. Markaas buy kugu dilay biyihii iyaga wax walba oo nool laga abuuray}.

… Allaa Weyn …☝️

Sabriye Musse
[email protected]

07/07/2022

Xarfaantaan bal haloo garqaado culimo.
waa xagiina

05/07/2022
05/07/2022

Shabeel naagood

04/07/2022

Lakala tag Cabana maaha

BOOSAASO DEEQA
04/07/2022

BOOSAASO DEEQA

Ku cabir jadal yar oo kooban ficilada halkan ka socda ee iska soo horjeeda
04/07/2022

Ku cabir jadal yar oo kooban ficilada halkan ka socda ee iska soo horjeeda

WAX BARTA AAN BARWAAQO GAARNEEH
04/07/2022

WAX BARTA AAN BARWAAQO GAARNEEH

Address

Bosaso

Telephone

+252907514342

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Axmed Galkacyo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Axmed Galkacyo:

Share

Category