Isir gift market

Isir gift market Isir gift market

03/03/2025

Welcome ๐Ÿ›๏ธ
Isir gift market ๐ŸŽhome of gift ๐Ÿ’

Kusoo dhawaada gacmo furan, adeeg hufan ,qiimo ku raali galiya .

Mubaarik

Haddii aad raadineyso hadiyado gaar ah oo xusuus leh, waxaad ka Hellas Isir Gift Market waxay bixisaa xulashooyin kala duwan oo hadiyado ah oo ku habboon munaasabad kasta! Hadiyadaha aan bixino waxaa ka mid ah:

*Hadiyado shakhsi ah oo la qaabeyn karo
*Xulashooyin kala duwan oo ku habboon xafladaha, sida soo dhawaynta bisha barakaysan ee Ramadanta , munaasibada ciida ,dhalashada, guurka, iyo munaasabadaha kale.

Nagu soo booqo oo hel hadiyadda ugu quruxda badan ee adiga aad rabto ama kuwa aad dad la jeceshahay! Si fudud ula xiriir oo hel adeeg degdeg ah iyo hadiyado tayadoodu sareyso.

Nagu soo booqo meherada ama ku dalbo online Goobkasta Oo joogto
๐Ÿššdelivery free
Nagala soo xidhiidh ๐Ÿ“ž0638083117

Xaruntu waxay ku taala ka soo horjeedka shirkada SO. WhatsApp โ˜Ž๏ธ0638083117

Goobtu:Borama somaliland.

12/11/2024

Hadalkii nabbigeena muhammed (NNKH) wuxuu ahaa isu hadyadeeya aad is jeclaatane, hadyadu waa wxyabaha qalpiyda bini aademka lagu hanto.

11/11/2024

๐ŸŒธHadyaddu waa muujinta dareenka jacaylka, qaddarinta, ama mahadnaqa qof kale. ๐ŸฅฐHadyaduhu waxay noqon karaan kuwo shakhsi ah ama guud, waxayna ka tarjumaan xidhiidhi iyo xidhiidhka bulshada ee dadka. Waxaa loo bixiya xaalado kala duwan sida dhalasho, guur, ama maalmaha muhiimka ah ee nolosha. In kasta oo hadyadda la bixiyo ay tahay mid qalbiga ka timaada, hadyaddu sidoo kale waxay ka caawisaa dadka inay muujiyaan xiisahooda iyo tixgelintooda. Hadyaddu waxay dhiseysaa xidhiidho, waxayna ku dheehan tahay dareen kalgacal iyo shukran.๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน

11/11/2024
30/08/2024

Welcome ๐Ÿ›๏ธ
Isir gift market ๐ŸŽhome of gift ๐Ÿ’

Kusoo dhawaada gacmo furan, adeeg hufan ,qiimo ku raali galiya .

๐Ÿ‘จ๐Ÿปโ€๐ŸŽ“๐Ÿ‘จ๐Ÿปโ€๐ŸŽ“๐Ÿ‘จ๐Ÿปโ€๐ŸŽ“
oo Kala duwan oo nooc walab leh ubaxayadii artificial ka ah iyo ku Natural ah ๐ŸŒน๐ŸŒน


Nagu soo booqo meherada ama ku dalbo online Goobkasta Oo joogto
๐Ÿššdelivery free
Nagala soo xidhiidh ๐Ÿ“ž0638083117

Xaruntu waxay ku taala ka soo horjeedka shirkada SO. WhatsApp โ˜Ž๏ธ0638083117

Goobtu:Borama somaliland.

Address

Ka Soo Ka Horjeedka SO
Borama

Opening Hours

Monday 08:00 - 22:00
Tuesday 08:00 - 10:00
Wednesday 08:00 - 22:00
Thursday 08:00 - 22:00
Friday 16:00 - 22:00
Saturday 08:00 - 10:00
Sunday 08:00 - 22:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Isir gift market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category