S.D.f online market

S.D.f online market Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from S.D.f online market, Shopping & retail, 00252634045615, Borama.

S.D.F ONLINE MARKET BISHARO BISHARO BISHARO  Dhaman macamishayad waxan ugu bisharay nay naaa ina aan idin keenay GANO MA...
24/10/2019

S.D.F ONLINE MARKET

BISHARO BISHARO BISHARO
Dhaman macamishayad waxan ugu bisharay nay naaa ina aan idin keenay GANO MASSAG OIL waa salida dugista ama (masajaka) gano massag oil waa salid dabiciya 100% kan dawo ah
1)lafa xanuunka
2)murqyaadda
3)Dhabar xanuunka
4)Nerf ah
Iyo dhaman xubnah
Wareega dhigana way qabaysa

Hadaba macmil yaan laga dhamaysane horay usoo gadha nagal soo xidhiidh 00252634045615 ama 0634612739

ka mid noqo macmiisha ku xiran  dhal dhalaalka rag iyo dumar taasoo kaa haqabtiraysa baahiyaha nolosha Sida alaabo herba...
23/10/2019

ka mid noqo macmiisha ku xiran dhal dhalaalka rag iyo dumar taasoo kaa haqabtiraysa baahiyaha nolosha
Sida alaabo herbal ah oo isug jira
*daawooyinkii kaa bi,inayay finanka
*daawooyinkii kaa bi,inayey haaraha
*daawooyinkii kaa bi,inayey dhiig roorka
*daawooyinki kaa bi,inayey qodqodka
*daawooyinki kaa bi,inayey dufanka wajiga
*daawooyinkii wajiga qalalan qoynayey
*daawooyinkii qodqodka ama godgodka
*daawooyinkii xasaasiyada wajiga
*daawooyinkii canbaarta soo noqnoqota
*daawooyinkii qawadka
*daawooyinki ciriddhiiga iyo dhamn afka
*daawooyinkii murqo xanuunka iyo lafaha
*daawooyinkii soocelinayey muuqagi tagay
*daawooyinkii looga hortago gabowga
*daawooyinkii laysku caataynayey
*kuwo kaa dhimaya misanka guud
*kuwo kaa jaraya meelo gaar ah soda caloosha
*daawooyinkii gaaska
*daawooyinkii lafaha dhareerka siinaya
*daawooyinkii calciumka qofka ay Ku yartahy
*daawooyinkii ugxanta kor uqaadaysy rag iyo dumar
*daawooyinkii kor uqadayey hormonada
*daawooyinkii caada warerka
*daawooyinkii bidaarta iyo nafaqada timaha
*daawooyinkii kor uqaadayo misanka caruurta iyo dad waa weynba ah
Intaas iyo inka badan ba waa haynaa hadana h**e ugaar dhal dhalaalka rag iyo dumar
FG (meelkasta oo aad joogto waad ka helysaa si online ah )
Kale xiriir wixii faah faahin 00252634045615 ama0634612739

forever bright waa dawada ilkaha lagu cadayowaxay dawo u tahay xanuunada afka iyo qumanka ku dhaca sida1:cirid dhiiga2: ...
23/10/2019

forever bright
waa dawada ilkaha lagu cadayo
waxay dawo u tahay xanuunada afka iyo qumanka ku dhaca sida
1:cirid dhiiga
2: ilka xanuunka ama gowsaha
3:ciridka qodma
4:ciridka dhiiga
5:af urka
6:caabuqa ku dhaca afka iyo cunaha sida qumanka
7:cadaynta ilkaha iyo so celinta midibkii cana nuuga
wixii faah faahin ah kala xiriir 00252634045615share and ha ilaawin mahadsanid

Address

00252634045615
Borama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when S.D.f online market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share