FAHAM BOOKS

FAHAM BOOKS Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from FAHAM BOOKS, Book shop, Baydhabo.

Faham Books waa madal online ah oo kuu sahlaysa inaad si fudud uga dalbato buugaagtaada adigoo jooga Baydhabo, iyadoo adeegga keenista (delivery) uu yahay bilaash.

061 4805532

๐—”๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ ๐—ค๐—ฎ๐—ป๐—ถ ๐—”๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ ๐—™๐—ฎ๐—พ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—œ ๐—ฅ๐—ถ๐—ฐ๐—ต ๐——๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฃ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ ๐——๐—ฎ๐—ฑBuuga waxa qoray ganacsadaha weyn ee ๐—ฅ๐—ผ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ๐˜ ๐—ž๐—ถ๐˜†๐—ผ๐˜‡๐—ฎ๐—ธ๐—ถ, waxana af-soomaaliga u ta...
27/05/2025

๐—”๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ ๐—ค๐—ฎ๐—ป๐—ถ ๐—”๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ ๐—™๐—ฎ๐—พ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—œ ๐—ฅ๐—ถ๐—ฐ๐—ต ๐——๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฃ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ ๐——๐—ฎ๐—ฑ

Buuga waxa qoray ganacsadaha weyn ee ๐—ฅ๐—ผ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ๐˜ ๐—ž๐—ถ๐˜†๐—ผ๐˜‡๐—ฎ๐—ธ๐—ถ, waxana af-soomaaliga u tarjumay walaalkeena ๐—–.๐—๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐—–.๐—ฅ๐—ฎ๐˜…๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป.

Qeyb kamid ah buuga:
Shaqooyinkaagaa maalinlaha ah, iyo wixii aad rabto inaad bilowdaba h**e u bilow ayay talada aabbaha hodanka ahi ahayd. Halka aad ka bilaabaysid waxa ugu horreysa inaad nafta/ruuxda ka dhaadhicisid, haddana aad dookh yeelatid oo ay kaa soo go'do, haddana aad iska ilaalisid waxyaabaha ku saamaynaya ee asxaabtu ugun horreeyaan, haddana naftaada wax wanaagsan u quudh. Alxaasil, h**e u bilow. Waqtiga aad joogto iyo waxa aad haysato ku bilow. Bilow. Bilow. Bilow.

Ka dalbo FAHAM BOOKS -Baidoa

Nagala soo xiriir๐Ÿ‘‡

062 3258488 / 61 4805532

๐—ก๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ถ๐—ถ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ ๐—จ๐—ด๐˜‚ ๐—›๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฑ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ ๐—œ ๐—ง๐—ต๐—ฒ ๐—ฅ๐—ถ๐—ฐ๐—ต๐—ฒ๐˜€๐˜ ๐— ๐—ฎ๐—ป ๐—ถ๐—ป ๐—•๐—ฎ๐—ฏ๐˜†๐—น๐—ผ๐—ปDhiganaha Ninkii Baabila Ugu Hantida Badnaa (The Richest M...
26/05/2025

๐—ก๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ถ๐—ถ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ ๐—จ๐—ด๐˜‚ ๐—›๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฑ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ ๐—œ ๐—ง๐—ต๐—ฒ ๐—ฅ๐—ถ๐—ฐ๐—ต๐—ฒ๐˜€๐˜ ๐— ๐—ฎ๐—ป ๐—ถ๐—ป ๐—•๐—ฎ๐—ฏ๐˜†๐—น๐—ผ๐—ป

Dhiganaha Ninkii Baabila Ugu Hantida Badnaa (The Richest Man in Babylon), waxaa luuqadda ingiriisiga ku qoray qoraa maraykan ah oo la dhaho ๐—š๐—ฒ๐—ผ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ ๐—ฆ๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—ฒ๐—น ๐—–๐—น๐—ฎ๐˜€๐—ผ๐—ป, balse waxa afkeenna hooyo ku turjumay ๐——๐—ฟ. ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—น.
Buuggani waxa uu awoodda saarayaa sida ugu sahlan ee uu qofku ku noqon karo taajir, iyo sida lacagta loo kala dhigto, loo maalgashado, ra'samaal wacanna looga sameeyo. Waxa uu qoraagu kaga hadlayaa jeeb madhnaanta iyo sida lagu daaweeyo oo uu toddoba daawo oo mid walba si faahfaahsan uga hadlayo sida ay ku suuragelayso. Waxa iyana muhiim ah in buuggu uu ka hadlaayo waxa loo yaqaan nasiibka iyo ka faa'idaysigiisa. Waxa hubaal ah in noloshu fursado badan ay siiso dadka, kuwaas oo ka caawin kara hadafyada u dejisan, balse in badan oo dadka ka mid ah waa ay lumiyaan fursadahaas, buuggu isaga oo middaas ka duulaya ayaa uu soo qaadanaya sheekooyin badan oo tusaale u ah sida dadkii laga weriyey ay fursado cajiib ah u soo mareen iyo sida ayna uga faa'ideysan ama u lumiyeen.

Ka dalbo FAHAM BOOKS ๐Ÿ“š ๐—•๐—”๐—œ๐——๐—ข๐—”

Lambarkaan Naga Soo Xiriir๐Ÿ‘‡
062 3258488 / 61 4805532

๐—ง๐—ต๐—ถ๐—ป๐—ธ & ๐—š๐—ฟ๐—ผ๐˜„ ๐—ฅ๐—ถ๐—ฐ๐—ต | ๐—™๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ข๐—ผ ๐—›๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ก๐—ผ๐—พ๐—ผWaxa qoray qoraaga caanka ah ee reer mareykan ๐—ก๐—ฎ๐—ฝ๐—ผ๐—น๐—ฒ๐—ผ๐—ป ๐—›๐—ถ๐—น๐—น, waxana afkeena sooma...
25/05/2025

๐—ง๐—ต๐—ถ๐—ป๐—ธ & ๐—š๐—ฟ๐—ผ๐˜„ ๐—ฅ๐—ถ๐—ฐ๐—ต | ๐—™๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ข๐—ผ ๐—›๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ก๐—ผ๐—พ๐—ผ

Waxa qoray qoraaga caanka ah ee reer mareykan ๐—ก๐—ฎ๐—ฝ๐—ผ๐—น๐—ฒ๐—ผ๐—ป ๐—›๐—ถ๐—น๐—น, waxana afkeena soomaaliga u rogay (Tarjumid) ๐——๐—ฟ. ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ ๐—ฆ๐—ฎhal.
Buuga Fakar Oo Hodan Noqo, wuxuu ka kooban yahay 307page, sidoo kale waa 15 cutub, cutub kastaa wuxuu ka hadlayaa mawduuc gooniya, waa buug aad u cajiib badan oo ku baraya sidii aad naftaada u horumarin lahayd, waa buugii iigu wakhtiga dheeraa waayo cutub walba xog aad u badan ayuu ku siinayaa oo kugu qasbaysa inad ficil u badasho, waa buug carinaya awoodaada gudaha soona saaraya xaqiiqooyin badan oo aanad naftaada ka ogayn, waa fursad qofwalba oo raba inuu noloshiisa dhanka wanaagsan u badalo, waxa aadka isoo jiitay waxa ka mida inta aad akhriska ku gudo jirto waxad baraneysaa sidii aad u dooran lahayd waxa aad adigu doonaysid ee aadan u ogolaanin waxa noloshu ku siiso, buuga waxa ku qoran qisooyin cajiib leh oo laga qorey dadka sida dayaxa aduunka uga soo dhex muuqday ee gaadhay wixii ay rabeen, ma soo koobi karo qiimaha iyo fa'iidooyinka ku jira dhiganahan laakiin habka ugu fudud eed ku heli karto xogta buuga waa adigaa raadsada buuga, walahi markaad dhex gasho waxad ogaan doontaa qiimahiisa waanad ku farxi oo laabta ayaad guul ka dareemi.

Falanqaynta :

Ka dalbo FAHAM BOOKS ๐Ÿ“š

๐—”๐˜๐—ผ๐—บ๐—ถ๐—ฐ ๐—›๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐˜๐˜€ | ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐—น๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐˜† ๐—ฎ๐—ตBuuga waxa qoray qoraaga caanka ah ee u dhashay dalka mareykan ๐—๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐˜€ ๐—–๐—น๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ, w...
24/05/2025

๐—”๐˜๐—ผ๐—บ๐—ถ๐—ฐ ๐—›๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐˜๐˜€ | ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐—น๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐˜† ๐—ฎ๐—ต

Buuga waxa qoray qoraaga caanka ah ee u dhashay dalka mareykan ๐—๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐˜€ ๐—–๐—น๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ, waxana afkeena soomaaliga u tarjumay wll ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ธ๐—ฒ.
Akhriska buuggan waxaad ku xaqiijin kartaa inaad qorraxdii dhalataba boqolkiiba hal ka sii wanaagsanaato sidaadii h**e.
Marka ay dadku ka fikirayaan isbeddel, waxay u maleeyaan in qorku u baahan yahay inuu si weyn u fikiro. Bal se Jaymis Kaleer oo ah khabir dunida caan ka ah, kuna takhasusay caadooyinku, wuxuu daahfuray jid kale. Wuxuu xaqujiyey in isbeddelka dhabta ahi ka abuurmo isutagga go'aammo yaryar oo ururay.

Buuggan oo ah halabuur cusub, Jaymis wuxuu shaaca ka qaadayaa sida ay isbeddellada yaryari u gaadhi karaan heer ay noloshaada oo dhan dooriyaan. Wuxuu taxayaa farsamooyin yaryar, farsamo kastana ahmiyaddeeda wuxuu kaa dhex tusayaa aqoonta cilminaf- siga iyo niyuurosayniska. Waxa kale oo intaas dheer inuu soo qaad- anayo dadyow guuleystey oo tusaale u ah farsamo kasta iyo xirfad kasta oo buugga ku xusan.

Isbeddelladan yaryari waxay raad togan ku yeelan doonaan mustaqbalkaaga shaqo, xidhiidhka lammaanahaaga iyo guud ahaan noloshaadaba.
Buuggan oo ah buug farsamooyinka iyo xirfadaha ku qoran si waaqici ah loo dhaqangeliyey, waa hagaha aad u baahan tahay ee aad ku joojin karto caado xun, kuna dhisi karto caado wanaagsan.

Ka dalbo FAHAM BOOKS

๐— ๐˜‚๐˜€๐—น๐—ถ๐—บ๐—ธ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜…๐˜€๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—Ÿ๐—ฒ๐—ต | ๐—ง๐—ต๐—ฒ ๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ฑ๐˜‚๐—ฐ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ ๐— ๐˜‚๐˜€๐—น๐—ถ๐—บBuuga: The Productive Muslim- Where faith meets productivityLoo tarjuma...
23/05/2025

๐— ๐˜‚๐˜€๐—น๐—ถ๐—บ๐—ธ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜…๐˜€๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—Ÿ๐—ฒ๐—ต | ๐—ง๐—ต๐—ฒ ๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ฑ๐˜‚๐—ฐ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ ๐— ๐˜‚๐˜€๐—น๐—ถ๐—บ

Buuga: The Productive Muslim- Where faith meets productivity
Loo tarjumay: Muslimka waxsoosaarka leh- Meesha ay ku kulmaan iimaanka iyo waxsoosaarku.
Waa kitaab isugu keen xidhaya adduunka la joogo iyo aakhiradeenna, waa kitaab qof ahaan ii furay il saddexaad. Ka hor intii aanan tarjumin dhiganahan, waxa aan ka helay xog badan oo aan noloshayda ku dabbaqay, qof kastana waa aan kula talinayaa in uu akhriyo dhiganahan.
Waxa uu kaa caawinayaa in aad noqoto Muslim firfircoon oo waxsoosaarkiisu aad u sarreeyo.
Dhiganahan, waxa aan u soo tarjumay hab sahlan oo qof kastaa fahmi karo, dhexdiisana waxa aad ka helaysaa hab-raacyo wax ku- ool ah, oo si maalinle ah aad u samayn karto. Haddii aad dabbaqdo waxa aad ka dheefi doontaa nolol waxsoosaar leh.

Buuggani, waxa uu kulminayaa barbaarinta Islaamka iyo cilmiga casriga ah. Sida oo kale, waxa uu innagu hagayaa sidii aynnu ku gaadhi lahayn nolol waxsoosaarkeedu sarreeyo. Qaybaha kitaabku ka koobanyahay waxa ugu weyn saddex qaybood oo kala ah:

1. Waxsoosaarka waqtiga
2. Waxsoosaarka tamarta
3. Waxsoosaarka foogganaanta

๐Ÿ‘‰Ka dalbo FAHAM BOOKS

๐—ฅ๐—ฎ๐—ด๐—ด๐—ฎ ๐—ข๐—ผ ๐—ž๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎBuugan cinwaankiisu yahay 'Ragga oo kaliya' waxa cinwaan hoosaad u ah ' Xeerarka la dhaqanka dumarka.' Wa...
22/05/2025

๐—ฅ๐—ฎ๐—ด๐—ด๐—ฎ ๐—ข๐—ผ ๐—ž๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ

Buugan cinwaankiisu yahay 'Ragga oo kaliya' waxa cinwaan hoosaad u ah ' Xeerarka la dhaqanka dumarka.' Waxa qoray ๐——๐—ฟ. ๐—”๐—ฑ'๐—ต๐—ฎ๐—บ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ถ. Waxa luuqadda Af soomaaliga ku turjumay Cabdixakiin Obsiiye oo ah qoraa iyo turjumaa tarjumay buugaag badan oo uu ka mid yahay buuga 'Salaad baa I dhaaftay.'

Buugu waxa uu ka warramayaa habdhaqannada lagula dhaqmayo dumarka, habfekerka dumarka iyo guud ahaan nolosha dumarka. Wuxuu qaab wanaagsan ka bixinayaa xeerarka ay tahay in raggu kula dhaqmaan dumarka.

Ka dalbo FAHAM BOOKS

WhatsApp number: 61 3258488/ 61 4805532

๐—ค๐—”๐—• & ๐—ค๐—จ๐—จ๐—ฅ๐—ฆ๐—œBuugga waxaa qoray ๐˜„๐—ฎ๐˜‡๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐—™๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜… ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ, waxa uuna ka kooban yahay koob iyo toban qaybood oo ku qoran 29...
20/05/2025

๐—ค๐—”๐—• & ๐—ค๐—จ๐—จ๐—ฅ๐—ฆ๐—œ

Buugga waxaa qoray ๐˜„๐—ฎ๐˜‡๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐—™๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜… ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ, waxa uuna ka kooban yahay koob iyo toban qaybood oo ku qoran 292 bog. Buuggu waa taariikh nololeed dhab ah, balse, u qoran hab mala-awaal ah oo ay u dheer tahay farshaxan lagu soo tebinayo, waxaanay sheekadu ku socotaa Koombe.
Juxa, waxa uu buugga kaga warramayaa nolol uu isaga tallaabayo meelo badan ayna u mudan tahay ku biirritaanka ๐—ท๐—ฎ๐—ฏ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐—ฆ๐—ฆ๐——๐—™ iyo safarkiisii waxbarasho. Horreyso iyo danbayso, ficilka ugu weyn ee qaybaha cutubka isku xirayaa waa socdaal, kolkaad warqadda ugu horraysa ee buugga furto waxaad sallaanka kasoo raacaysaa safarka uu Koombe kaga soo tagayo miyiga ee uu magaalada ku imanayo isaga oo ay soo jiidanayso jacaylka uu u qabo cunista timirta ilaa uu jaamacadda ka aadayo soona macasalaamaynayo ๐— ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฃ๐—ฟ๐—ฎ๐—ด๐˜‚๐—ฒ, intaa u dhaxaysana waxaa soconaya safarro isdabajooga.

Ka dalbo FAHAM BOOKS

WhatsApp: 61 3258488/ 61 4805532

๐—ฆ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ ๐—œ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ฎ๐˜†Buugga ๐—ฆ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ ๐—œ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ฎ๐˜†, waxaa qoray qoraa Masaari ah oo lagu magacaabo ๐—œ๐˜€๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—บ ๐—๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น. Waxaana...
20/05/2025

๐—ฆ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ ๐—œ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ฎ๐˜†

Buugga ๐—ฆ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ ๐—œ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ฎ๐˜†, waxaa qoray qoraa Masaari ah oo lagu magacaabo ๐—œ๐˜€๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—บ ๐—๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น. Waxaana AfSoomaali ku tarjumay walaalkeen ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐˜…๐—ฎ๐—ธ๐—ถ๐—ถ๐—บ ๐— ๐˜‚๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ข๐—ฏ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐˜†๐—ฒ.
Sida ka muuqato buugga waxa uu ka hadlaayaa salaadda. Waxaad isleedihiin ma sidii aynu naqaanay ayuu buugga salaadda uga hadlaayaa oo cabsi-cabsida ahayd? Haddaba waa maya, sidaa ma ahan. Buuggani waxa uu si guud ka koobanyahay 13 cutub iyo gunaanad.
Qoraaga waxa uu kuu soo gudbinaayaa sida uu ugu liitay joogteynta salaadda iyo sida uu xal ugu helay dhibaatadaas.

Ka dalbo FAHAM BOOKS

WhatsApp: 61 3258488/ 61 4805532

๐——๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ถ๐—ถ ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ด๐˜๐—ฎBuuggan waxaa ku qoran macluumaad aad u badan oo ku saabsan dhaqaalaha Caalamka. Waxa uu buugani ka jawa...
18/05/2025

๐——๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ถ๐—ถ ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ด๐˜๐—ฎ

Buuggan waxaa ku qoran macluumaad aad u badan oo ku saabsan dhaqaalaha Caalamka. Waxa uu buugani ka jawaabayaa su'aalo badan sida:
Yaa maamula dhaqaalaha caalamka? Sidee dunida layskugu gumaystaa dhaqaalaha? Sidee ayey u shaqeeyaan bangiyada islaamku? Sirta ka danbeysa hayadaha lacagta adduunka sida (IMF iyo The World Bank) Shirqoolka reer galbeedka dunida inteeda kale! Yaa samaystey mashiinada waraaqaha lacagta lagu daabacado? Maxaa ka dhexeeya Diinta, hantida iyo siyaasadda? Maxaa ka dhaxeeya Shidaalka, Saliidda iyo Dollarka? Maxaa Keena sicirbararka?

Buuggan "Dabinkii Lacagta" waa sookoobid iyo tarjumaad uu ๐—ž๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฐ๐—ถ๐—ฟ ku sameeyey, buuga "๐—ง๐—ต๐—ฒ ๐—š๐—ผ๐—น๐—ฑ ๐——๐—ถ๐—ป๐—ป๐—ฒ๐—ฟ ๐—”๐—ป๐—ฑ ๐—ฆ๐—ถ๐—น๐˜ƒ๐—ฒ๐—ฟ ๐——๐—ถ๐—ฟ๐—ต๐—ฎ๐—บ" ee uu qoray; ๐—œ๐—บ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐—ก๐—ฎ๐˜‡๐—ฎ๐—ฟ ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฒ๐—ถ๐—ป.
Maxaa ka run ah in lacag waraaqo ah oo aan qiimo iskeed u lahayn lacag ahaan loo aqoonsado? Waa qodobka uu ka duulayo qoraagu.

๐Š๐š ๐๐š๐ฅ๐›๐จ FAHAM BOOKS ๐Ÿ“š.

๐—œ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—น๐˜‚๐—ฟ๐—ฒ Buugaan waxa qoray qoraaga Reer mareekan ee ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ ๐— ๐—ฎ๐—ป๐˜€๐—ผ๐—ป, waxana afkeena soomaaliga u tarjumay walaalkeena, Qora...
16/05/2025

๐—œ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—น๐˜‚๐—ฟ๐—ฒ

Buugaan waxa qoray qoraaga Reer mareekan ee ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ ๐— ๐—ฎ๐—ป๐˜€๐—ผ๐—ป, waxana afkeena soomaaliga u tarjumay walaalkeena, Qoraa, YouTuber ๐—”๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ฆ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ป.

Buuga waxa uu kamid yahay buugaagta naf-lahafka ah.
Buuggani waa mid dhan fekradeed, dhan falsafadeed, dhan aqooneed iyo dhan aragtiyeedba ka siinaya akhristihiisa murti maangal ah oo uu Ku dabaqi Karo nolol maalmeedkiisa.

Ka dalbo FAHAM BOOKS ๐Ÿ“š

๐—ช๐—ต๐—ฎ๐˜๐˜€๐—”๐—ฝ๐—ฝ: ๐Ÿฒ๐Ÿญ ๐Ÿฐ๐Ÿด๐Ÿฌ๐Ÿฑ๐Ÿฑ๐Ÿฏ๐Ÿฎ / ๐Ÿฒ๐Ÿญ ๐Ÿฏ๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿด๐Ÿฐ๐Ÿด๐Ÿด

๐Ÿ“š ๐‘ฉ๐’–๐’–๐’ˆ๐’‚๐’‚๐’ˆ ๐’•๐’‚๐’š๐’ ๐’๐’†๐’‰, ๐’’๐’Š๐’Š๐’Ž๐’ ๐’Ž๐’‚๐’„๐’’๐’–๐’–๐’ ๐’‚๐’‰, ๐’Š๐’š๐’ ๐’‚๐’…๐’†๐’†๐’ˆ ๐’…๐’†๐’ˆ๐’…๐’†๐’ˆ ๐’‚๐’‰!

Address

Baydhabo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when FAHAM BOOKS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category