Baal Store

Baal Store 📚 Baal Store | Where books meet design ✨

01/01/2026
Maanta seminar qiimo badan ayaan ka qayb-galnay ✨Waxaa soo jeediyay Abdijaliil Osman.Waxaa martigelisay SIMAD Innovation...
01/01/2026

Maanta seminar qiimo badan ayaan ka qayb-galnay ✨
Waxaa soo jeediyay Abdijaliil Osman.
Waxaa martigelisay SIMAD Innovation Lab.
Ustaad Ismahan Mohamed Hassan mahadsanid doorkaaga iyo dadaalkaaga.
Aniguna Baal Store ahaan waxaan guddoonsiinnay notebooks gaar ah oo magac & sawir leh.
Mahadsanidiin dhammaantiin

06/12/2025

Gudomiyaha ururka dhalinyrada soomaliyed sxbkeyMohamed Champion iyo dhalinyaradiisa uu hogaanka u yahay

Baal Store 🔥Dalxureeye
04/12/2025

Baal Store 🔥Dalxureeye

Baal Store
04/12/2025

Baal Store

DalxureeyeBaal Store iyo la kulankii maanta ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Hassan Sheikh Moham...
04/12/2025

Dalxureeye
Baal Store iyo la kulankii maanta ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Hassan Sheikh Mohamud .
Aad baan ugu faraxsanahay inaan maanta fursad u helnay inaan la kulanno Madaxweynaha, isla markaana aan guddoonsiinno hadiyad ahaan Notebook ay samaysay shirkadda Baal Store Company. Waxaa farxad weyn noo ah in hal-abuurka shirkaddeenna uu gaaro heer qaran.
Mahadsanid Mudane Madaxweyne, waa sharaf iyo dhiirigelin weyn.

DalxureeyeBaal Store iyo la kulankii maanta ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Hassan Sheikh Moham...
04/12/2025

Dalxureeye
Baal Store iyo la kulankii maanta ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Hassan Sheikh Mohamud .
Aad baan ugu faraxsanahay inaan maanta fursad u helnay inaan la kulanno Madaxweynaha, isla markaana aan guddoonsiinno hadiyad ahaan Notebook ay samaysay shirkadda Baal Store Company. Waxaa farxad weyn noo ah in hal-abuurka shirkaddeenna uu gaaro heer qaran.
Mahadsanid Mudane Madaxweyne, waa sharaf iyo dhiirigelin weyn.Nasra Bashir Ali Hassan Sheikh Mohamud

03/12/2025

Shirwaynihii 6th hoganka io hal-Abuurka lakulankii Raysul wasare Hamze Abdi Barre Bandhigii ganacsiga. Arkaan Leadership and Innovation Hub

12/11/2025

design

Today, October 14, 2025, I had the pleasure of meeting Dr. Abdikarim Mohidin, the Rector of SIMAD University, and presen...
14/10/2025

Today, October 14, 2025, I had the pleasure of meeting Dr. Abdikarim Mohidin, the Rector of SIMAD University, and presenting him with a custom-designed notebook made by me as part of BaalStore.

Each notebook is uniquely designed and personalized with your photo, name, and title, making it truly yours.

Your happiness is our top priority — always. ❤️
Welcome to BaalStore!
Abdikarim Mohaidin AhmedSIMAD University

Address

Warshadaha
Banaadir
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baal Store posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category