calankeyga

calankeyga kani waa page keyga kuso dhawaada shekoyin xiisa bdn mahadsanidiin

05/02/2024

Waxey walba aya qaali ku dhahaan waa bilaash

08/06/2023

CODKA: KING ARAASH HEESTA: MAMACITADUUBISTA: DIRIR STUDIO

17/07/2022
06/05/2022

15ka may waa maalinka dhalinyarada waana maalinki halgamayada leegadii syl waana maalinka ladooran doono madaxweynaha jamhuuriyada faderalka somaaliya waa maalinka taariiqiya

23/03/2022

Mohamed ali kalaay waa geesi geesi dhalay

Farmaajo hadafkiisu waa inuu mar kale soo celiyaa dowladnimadi iyo karaamadi umada soomaaliyeed Dadka hadafkooda ugu wey...
20/03/2022

Farmaajo hadafkiisu waa inuu mar kale soo celiyaa dowladnimadi iyo karaamadi umada soomaaliyeed

Dadka hadafkooda ugu weyn uu yahay ineey farmaajo dagaal la galaan oo aan hadaf siyaasadeed kale laheyn Waxaan u sheegeynaa inaan anagu rabno xabiibul malaayiin ee raali Naga ahaada walaalayaalow

VIVA

16/03/2022

Cunsuri aya tahay
Waxadna baneysaneysa
Xaqa iyo xaquuqda dadka kale ay leyihiin
Shalay waxa lagu heshiyay ma aheyn heshiis 4.5 e wuxu aha
Mid la idinku amusinyo
Adinko ah kuwii dhacay hanti shacab mid dowladed mid dal kale
Dhiiga baneystay 🥺
Kuwa hogamiya koxeedka aha e shacabka dhiigoda dadinayay aya la idinkaga dhigay wasiiro
Si aad u samirtaan
Xilalka ayad qadateen
Hantida ayad dhacdeen
Dalka ayad gadateen
Lkn damiirkena iyo dacadnimadena ma ahan mid la dhici karo

Muddo Fara badan dhalinyaradda Waa la isku dirayay Waxa laga ilaalshay Iney isku yimadaan o ay ka tashtaan Mustaqblakoda...
04/03/2022

Muddo Fara badan dhalinyaradda
Waa la isku dirayay
Waxa laga ilaalshay
Iney isku yimadaan o ay ka tashtaan
Mustaqblakoda iyo midka degaanka
Waxa lo kala qeybshay qolo qolo
Waxa lo kala hubeyay qabiilo
Waxa la dhax dhugay sad yar o ay isku dilaan midba midka kale loga dhigay
Cadaw.

Gobnimo Gaajo leh iney ka wanaagsan tahay Gunimo Dharag leh 🤏😎
21/02/2022

Gobnimo Gaajo leh iney ka wanaagsan tahay Gunimo Dharag leh 🤏😎


Farmaajo taageero uma ihi, lkn halmid aan wada ognahay ayaa ah in uusan aheen nin dhaca hantida dalka. Siduu noo sheegay...
19/02/2022

Farmaajo taageero uma ihi, lkn halmid aan wada ognahay ayaa ah in uusan aheen nin dhaca hantida dalka. Siduu noo sheegay AAW..

Marka arinta socota caawa, waa arin laga leeyahay dano siyaasadeed oo larabo in Farmaajo sawir xun laga baxiyo si looga carqaladeeyo olalalha doorashadiisa musharaxnimo....

Madaama dad badan u cadaaday inuu soo l********🤏😎

Caddaawadda wiilkan loo qabaa waxay muijineysaa jaahilnimo xadkeedii dhaaftay. Waxa kaliya ee lagu eedeynayaa waa inuu l...
14/02/2022

Caddaawadda wiilkan loo qabaa waxay muijineysaa jaahilnimo xadkeedii dhaaftay. Waxa kaliya ee lagu eedeynayaa waa inuu la shaqeeyay Madaxweyne Soomaaliyeed oo aanan beeshiisa aheyn. Waxaad mooddaa sida loo colaadinayo inuu kacbadii soo gubay!

War dadku waa mucaarad iyo muxaafade, waana isku jiraan labada dhinac bee, maxay tahay jaahilnimadaan qofka loogu colaadinayo inuu fikirkiisa siyaaaadeed kula biiro koox siyaasadeedkii uu asagu doono?! Maxay tahay qabyaaladdan qaawan ee dadka mucaaradka ahi ay ku bartimaameedsanayaan dadka ehelkooda ah ee ka tirsan kooxda muxaafadka, ayadoo mucaaradkana lagu wada jiro qeylana ayna ka taagneyn?!

Dadka ma aha in qoloqoll loo kala qoqobo, ee waa in ay isku raacaan aragtiyo siyaasadeed. Wax caqliga suubbani oggolaan karo ma aha in nin dhallinyaro ah Ilaa heerkaas lagu fogeeyo inuu la shaqeeyay darteed Madaxweyne sharci ah oo uu lasoo jabhadeeyay ilaa iyo ololihiisii doorashada. Sidee Soomaaliya dowlad u noqoneysaa haddii la yiraahdo nin walbaa ninka ehelkiisa ah kaliya siyaasadda ha kula shaqeeyo, ninkii nin aan beeshii aheyn la shaqeeyana hala weel duwo, sida hadda lagu hayo Cali Yare Wardheere oo kale?!

Maraykanka oo Xayiraad dal-ku-galka kusoo rogaya madaxda Soomaaliya ee doorashada dib dhigeysa.
08/02/2022

Maraykanka oo Xayiraad dal-ku-galka kusoo rogaya madaxda Soomaaliya ee doorashada dib dhigeysa.

Address

Banaadir
ANAS14

Telephone

+252615727194

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when calankeyga posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to calankeyga:

Share