Sofia cadey

Sofia cadey So dhawada ahbabi

25/10/2025

Qaar ka mid ah oraahyada Sh.Mustafe

1-| " Aqoonyahanku wuxuu aqoonyahan yahay markuu Rabbigiina yaqaano , Aakhirana yaqano addunkana uu isbedel ka samayn karo. "

2-| " Dhalasho wacan markaan leenahay taas macnaheedu waa sanad baan xabaasha u dhawaaday taasi ma wax lagu farxa. "

3-| " Inaad noqoto qof hami leh, han leh, hiigsi leh, oo hiraal u muuqdo waa lagama marmaan."

4-| " Dad baa dibadda ka qurux badan, guriga markay soo galaana bahal aah , qofka aad nolosha isgu darsateen iyo caruurtad dhashay inaad ku xumaato , dibadana nin fican oo laga yaqano hebel la yidhahdo noqotid wax fican ma aaha ."

5-| " Dunida dadka isdila iyaga ugu badan reer galbeedku , meeday barwaaqaada ay sheegaayaan " ?

6-| " Aqoonyahanku hadu noqdo qof la ibsan karo suldanadu iiibdan karto, dawladuhuna laaluushi karan aqoonyahan ma-aha " .

7-| " Gool baa la dhaliyeey maxay noloshaada ku soo kordhisay. "

8- | " In Hooyo la noqda waxay ka Qurux badan tahay inaad noqoto injineerad " .

9-| " Nin walba qabiilkiisa inta la dulmiyaay buu ogyahay, laakin se ma oga intay dulmiyeen ee aay Akhiro u direen."

10-| " Quraanka haddi aad akhrido ; qof Rabigi u waraamayo ayaad tahay bal qiyaas Rabiga oo kula hadlaaya oo ku waramaaya."

11-| " Luuqada soomaaliyeed waa af Muslim, waa af diin iyo dadnimo ba xambaarsan ".

12- | " Meesha Qiimaha leh ee u baahan inaan u shaqaysano waa Aakhiro ".

13-| " Haddaad rabto dadka in caqligoodu ku aqbalo , waxa ka horeeya qalbigooda inad furto qofkaad qalbigiisa furi kari weydana caqligiisana ma furi garaysid ; qalbigana waxa lagu furaa jacayl , naxariis iyo hadal wanagsan " .

14-| " Waxa laga yaaba inad sacado badan ku bixiso iskuulka, yaad saaqidin oo ka waran maalinta qiyaame haddad saaqido maalinta aan saaqidnimo ka weeyni jirin. "

15-| " Dadka kuwa ugu hantida badan
Aya aah kuwa ugu hurdada yar "

16-| " Hadday jannadu tahay meesha qofka logu nimceenayo , caddabtuna ay tahay meesha qofka lagu ciqabayo ; Addunyaduna waxay tahay meesha qudha ee lay

25/10/2025

mustafa

Hbn wngzn hppyl 🥰
05/12/2024

Hbn wngzn hppyl 🥰

🥰
03/12/2024

🥰

❤️🫀
01/12/2024

❤️🫀

30/11/2024

🦋💫🫀❤️🫂

29/11/2024

,😂😂😂

Jh,🥰🦋
29/11/2024

Jh,🥰🦋

𝗗𝘂𝗰𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗻𝗯𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗲𝗲 𝗤𝘂𝗿’𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗸𝘂 𝗷𝗶𝗿𝗼:مِن أدعيَة الأنبياء في القُرآن الكريم 💙🖤🦋♥️🥀:
27/11/2024

𝗗𝘂𝗰𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗻𝗯𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗲𝗲 𝗤𝘂𝗿’𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗸𝘂 𝗷𝗶𝗿𝗼:

مِن أدعيَة الأنبياء في القُرآن الكريم 💙🖤🦋♥️🥀:

Hayahe farax Wala isku wda egth tlo keyna hee 😂😅😂
24/11/2024

Hayahe farax Wala isku wda egth tlo keyna hee 😂😅😂

Address

Keyna
Nairobi
0010

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sofia cadey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share