Welcome back home

Welcome back home Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Welcome back home, Shopping & retail, DADAAB, Karen.

-
‏[ آللهُمّ إنڪَ عَفوٌ تُحِبُ آلعَفو فاعفُ عنا ]

Ducadaan ayaa sunno ah in lagu ducaysto nabiguna uu u sheegay caaisha iney ku ducaysato
Markii ay ha leesho habeenka laylatul qadarka

Ku qurxiso malintada saliga nabiga صلى الله عليه وسلم 🤍✨
03/02/2025

Ku qurxiso malintada saliga nabiga

صلى الله عليه وسلم 🤍✨

❥︎‏وما الدنيا إلا مزرعة الآخرة ، فازرعها جيداً لتحصد خيراً. 🕊💚Aduunyadu wax kale ma aha ee waa beertii aakhiro  si fiica...
03/02/2025

❥︎

‏وما الدنيا إلا مزرعة الآخرة ، فازرعها جيداً لتحصد خيراً. 🕊💚

Aduunyadu wax kale ma aha ee waa beertii aakhiro si fiican u beer si aad kheyr u gurato. 🕊💚

❥︎

Toban sano ayaad raadineysay oo u xayirneyd, nin aanan naag qabin oo lacag leh, qurux badan, six pack leh, daacad ah, ku...
03/02/2025

Toban sano ayaad raadineysay oo u xayirneyd, nin aanan naag qabin oo lacag leh, qurux badan, six pack leh, daacad ah, ku jecel, ku ixtiraama. Nasiib wanaag ugu dambeyn waad heshay. Toban bilood keddib ayuu naag kale kula guurdaday.

Maxaad faa'iidday adeer?

Minyaro waatii lagaa daba keeno marwalba, ee ha israaraacsiin sheekada nin oo dhan. Ilmahaaga korso oo mustaqbalkooda ka feker, ha isdhiganin ok noloshaada oo idil haku soo koobin Nin uun waxbaro oo shaqeyso hankaada ha dhaafo nin uun.

Daneynta badan, iyo dabagalidda isaga aad dabagaleysid kuguma jeclaanaayo inuu kaga sii ordo mooyee, naftaada ayaa waqti kaga baahan.

Ma jiro qof ka cadheysiin karo ama kaa murjin karo ama ku niyad jabin kara, balze hadii aad adigu u oggolaato wax waliba...
03/02/2025

Ma jiro qof ka cadheysiin karo ama kaa murjin karo ama ku niyad jabin kara, balze hadii aad adigu u oggolaato wax waliba ayuu kugu sababi karaa,🙅

Sheeko .Xayawaanka Yeyda ah ayaa jeclaatay in ay  Caruurteyda ay Barto Casharo ku saabsan nolosha ,maadaama ay yar yar y...
26/06/2024

Sheeko .

Xayawaanka Yeyda ah ayaa jeclaatay in ay Caruurteyda ay Barto Casharo ku saabsan nolosha ,maadaama ay yar yar yihiin .
Yeydiii ayaa ciyaalkeyda tustay Lax waxa ayna ku Tiri
"Kuwaani Aad beey u macaan yihiin "
Hadana waxa ay tustay Ari jirihii ,waxa ayna ku tiri
"Kani ushiisa weey xannuun badan tahay iska jira oo taxadar u lahaada ".
Hadana waxa ay caruurtii arkeyn Eey Laxaha ilaalinaya waxa ayna hooyadood ku dhaheyn
"Kani anaga ayuu noo eg yahay hooyo ".
Yeydiii ayaa ku tiri
"Marka aad aragtid ,la carar naftaada ,ogaada waxa na dhaawaca badanaa maaha kuwo naga duwan ee waa kuwa noo eg anaga lakiin aan naga midka eheyn !

Dhalinyaro Ani ahaan ,dhimashada waxa kasii xun waa khiyaamada kaaga timaada kuwa aadka kuu dhow .
Sidoo kale dhaawaca iyaga kaaga yimaada maaha mid bogsanaya ,waliba maaha mid aad kareysan kartid .

Sheekadaas haddii aan damco inaan Nolosha ugu keeno tusaalooyin Waxaan ka baqi in saan u wado inaan la god galo lakiin idinka ayaan idin dhaafay .

Sheeko Nin beeraley ah ayaa Qafsi ku dhex heeystay shimbiro yar yar ah ,maalin maalmaha ka mid ah ,ayaa dawaco u timid s...
26/06/2024

Sheeko

Nin beeraley ah ayaa Qafsi ku dhex heeystay shimbiro yar yar ah ,maalin maalmaha ka mid ah ,ayaa dawaco u timid shimbirihii waxeyna ku tiri ;
"Beeraleyda waxa uu idinku heeystaa qafiskaan ,oo waxa uu idinka qaaday xoriyadiina ,waxaa jira harooyin iyo muuqaalo qurux badan marka aad ka dhex baxdaan qafiskaan oo aad soo arki doontaan "
Shimbirihii waxa ay umaleeyeen in ay dawacadii ay sax tahay .
Dawacadii waxa ay ka caawisay in shibirihii ay ka baxaan qafiskii ,markii ay baxeen ayeey saxiibadeyd u yeeertay oo weerar ku qaaday shimbirihii yar yarka ahaa .

Shimbirihii ma garan in qafisku aanu ciqaab ahayn balse ay tahay wixii ka ilaalinayey cadowga .

Dawacadaas waxaa la mid ah kuwa dhalinyara raga iyo dumarka uga sheekeeya xoriyad iyo awoodsiin iyo in ay noqoto qof dhaqaale xor ah leh ,sidoo kalena uga sheekeeya in islaamku yahay mid dulmi ah oo ka qaaday xoriyadii iyo ilbaxnimadiii lakiin iska jira sida dawacadaas oo kale ayeey rabaan marka dibada aad u baxdaan in ay idin cunaan .
Qafiska ay leeyihiin waad ku jirtaan waa midkii idinka ilaalin lahaa codowga iyo naartaba .

Iska ilaaliya yeysan idin dhagrin waa dabin hadalkooda .

Iska jir !!!

Ruuxii kujecel baa NAFTA loo hibeeyaa Darren.  Lala wadaagaa dugsi loo ahaadaa darane laga ilaa shadaa murug laga fogeey...
01/02/2024

Ruuxii kujecel baa NAFTA loo hibeeyaa Darren. Lala wadaagaa dugsi loo ahaadaa darane laga ilaa shadaa murug laga fogeeyaa nabar halista gaa dhiyo naxdin laga ilaashaa❤‍🩹😫🫂

01/02/2024

Address

DADAAB
Karen

Telephone

+254712444074

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Welcome back home posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Welcome back home:

Share