SAAR TV

SAAR TV kala soco warar sugaan iyo Qoraal sugan

fiiro gara salada kabacdi noo imow hormari salada

Wahan Baahindonaa Posts Lagu Kurinayo Meheradaha Yaryar
02/08/2026

Wahan Baahindonaa Posts Lagu Kurinayo Meheradaha Yaryar

Sawirro: Munaasabada Sagootinta Xildhibaannadii Golaha 6-aad ee Baarlamaanka Dowlad Deegaanka Somaalida.   📷SRTV
29/07/2026

Sawirro: Munaasabada Sagootinta Xildhibaannadii Golaha 6-aad ee Baarlamaanka Dowlad Deegaanka Somaalida.



📷SRTV

Hanti dhowrka Deganka Maxamad macalin yusuf Ayaa Bayaanukajediyay kalfadhigii BarlamankaAsagu shegay misaniyad 2017 T.I ...
28/07/2026

Hanti dhowrka Deganka Maxamad macalin yusuf
Ayaa Bayaanukajediyay kalfadhigii Barlamanka
Asagu shegay misaniyad 2017 T.I ku baxday celasha biyaha Taso dhan 126 Bilyan 14 ceel kaso wax si caadiay ushaqeya ay yihin 1 ceel halka 13 ayasa wax adega ka socon

Kalfadhiga 11-aad ee Golaha 6-aad ee Xildhibaanada DDS ayaa lagu dhaariyey Guddoomiyaha Maxkamadda guud ee DDS, Mudane C...
28/07/2026

Kalfadhiga 11-aad ee Golaha 6-aad ee Xildhibaanada DDS ayaa lagu dhaariyey Guddoomiyaha Maxkamadda guud ee DDS, Mudane Cabdikariin Axmed Aadan, oo horaanti ahaa Ku-simaha Guddoomiyaha Maxkamadda guud ee Deegaanka.

Madaxa afhayenka Marwo ayan
28/07/2026

Madaxa afhayenka Marwo ayan

Xisbiga Kulmiya ayaa yeshay kualnkii 9aadmaxaad is ledahay wey kasoo bixin
28/07/2026

Xisbiga Kulmiya ayaa yeshay kualnkii 9aad
maxaad is ledahay wey kasoo bixin

Qorshe Fiican.Waxaa la qabtay Lix garoon oo laga dhisayo gobaalda Deeganka. Goobaha laga dhisayo waxaa kamid ah: •Dollo ...
28/07/2026

Qorshe Fiican.
Waxaa la qabtay Lix garoon oo laga dhisayo gobaalda Deeganka. Goobaha laga dhisayo waxaa kamid ah:
•Dollo Ado
•Moyale
•Fik
•Warder
•Shinile
•Hargelle

Horeyna waxaa u sii jiray garoomada Jigjiga, Godey, Dhagaxbur iyo Qabridahare. Hadii Garoomada cusub dhammaadan xukumadu waxay noqonaysa maamulkii dhamaan gobalada Deeganka Garooma gaadhsiiyay intii uu jiray Deeganku. Garoonka Jigjiga unbaa ka horeeyay.

JIGJIGA CITY
27/07/2026

JIGJIGA CITY

Dabkaa laga soo Qaday
27/07/2026

Dabkaa laga soo Qaday

Ganacsade Axmed Cabdi Ibraahin (Cagawayne) ayaa maanta Hal Milyan oo Birr ugu deeqay qoysaskii ay saameysay masiibadii k...
26/07/2026

Ganacsade Axmed Cabdi Ibraahin (Cagawayne) ayaa maanta Hal Milyan oo Birr ugu deeqay qoysaskii ay saameysay masiibadii ka dhacday Qabribayax.

Ganacsatada kale Xaajigu wuu ka duwan yahay, waana shaqsi Masaajidada iyo dadka Cusbitalada jiifa kawarhaya. Dadku ma oga laakin bukaanada si kadis ah intuu u booqdo ayuu la qaybsadaa wixii kolba dhibaato haysata. Si hoose ayuu wax ula baxaa inta badan. Maalkisa waxba iskama dhimin wuu kusii bulaallay un.
xigasho Voss Tv

Address

Jigjiga

ETHIOPIA

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SAAR TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed shop?

Share