Ii Faaidey Aan Kuu Faaideyee

Ii Faaidey Aan Kuu Faaideyee Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ii Faaidey Aan Kuu Faaideyee, Book shop, Addis abba, Addis Ababa.

24/09/2017

Asc dhamaan asxaabta kuxiran page ka like ta hakala baqaylina sii gudbiya si dad badan noogu so xirmaan mahadsanid
Ha ilaawin share and like

21/03/2017

*_Hadii aad ogtahay walaalkaa ayaan ogayn ee faafi._*
I6k
1- Ma ogtahay in ducadaadu Noqoneyso mid la aqabli, marka aad duceysato aadaanka iyo iqaama inta udhaxeeyso.
6th k76
2- Ma ogtahay ? Halkee ayaa dembigaaga ladhigaa marks k aad tukanayso?
Rasuulku (NNKH) wuxuu yiri (qofka markuu saladaada galo dambigiisa waxa la saaraa madixiisa iyo qoortiisa, markasta oo uu sujuudo ama rukuucana wuu ka daataa).
kan rukuucda iyo sujuuda dadajiyow dheeree rukuucdaada iyo sujuudaada si dambi badani kaaga daato oo ajrigaas haka tagin. Qofka cilmi qariya qiyaamaha naar ayuu ku noqdaa!

3- Ma ogtahay? haweeney saalixa ah ayaa dhimatay. Qabrigeeda udgoon aya kasoo uri jiray marka ay dadku agmarayaan, ninkeedii ayaa wuxuu yiri Suuratu Al-(mulk) iyadoon aqriyin ma aysan seexan jirin.
Bishaarayso qofkii aqriskeeda caado ka dhigtow kuna dadaal cadaabul qabriga ayaa looga bedbaadaa. Usheeg qofkii aad jeceshahay anigaba waan idiin jeclahay waana idiin sheegay!

20/03/2017

Qofka caqliga leh waa

Qofka ka taga dunida inta aysan ka tagin

Qofka qabrigiisa dhista inta uusan galin

Qofka rabigiisa raali galiya inta uusan la kulmin

Qofka tukada inta Aan lagu tukan

17/08/2016

Qisadaan waa qiso diini ah oo kudhacday wiil muslim ah oo kalunsanaa jidka rabigiis kadibna Alle ( S.W.T ) kusoo hanuuniyey riyo cajiib ah. Wiilkaan wuxuu lanoolaa qaar kamid ah qaraabadiisa wuxuu ahaa mid kasii jeeday waxyaabaha uu Allaah amray. Kuna siijeeday waxyaabaha uu Allah naga reebay. Habeen habeenada kamid ah ayaa Allaah S.W.T khayrladoonay, waxa uu hurdadiisa ku arkay isagoo mugdi kudhex sugan, hadana uu usoolaabtay hanuun. Qisadaan waxaa kasheekeeyay wiilka ay qabsataywuxuuna leeyahay sidaan.Habeen habeenada kamid ah ayaa waxaan tagay furaashkaya/joodariga sida caadada ii aheyd si aan useexdo, markii aan tegey meeshii aan seexan lahaa ayaa waxaan dareemay wax bini aadam u raad eg oo misna igu soo dhawanaya. Waxaan Allah kaman galay sheydaan dhagartiisa waana iska seexday. Waxaan hurdadii ku arkay shey iidhaw oo hadana aad uyar oo misna samada kasoodhacaya dhulkana kusoo socdo waan yaabay… Waxaan cadayn waayay/sifeeyn kari waayey sheyga waxa uyahay. Waxaan arkay sheygii yaraa o isku dalay “NAAR WEYN ” subxaanallah. Oo igu sohobanaysa.Waan fariistay anigoo walbahaarsan misna raadinaayo shaqsi aan ukaashado masiibadaan. Meel anan arki karin ayay iiga dhawaaqeen waxayna igu yiraahdeen. ” Tani waa saacadii qiyaamaha bilaawgeedii. Maalinta qiyaamanaweydhacday. Tana waxay kamid tahay calaamadihii ugu horeeyay”Waan argagaxay!!! Waxaan xasuustay wax walboo acmaal ah ee aan hormarsaday. Haday wanaagsanaan lehed iyo haday xumaan leheed. Waxaan bilaabay qoomamayn midii iigu darnayd. Waxaa isoo fodsaray cabsi iyo walbahaar. Waxaan isweydiiyay ” inteed howsha kabilawda? ” sideen kubadbaadi karaa?” waxaan maqlay mid dhawaaqaayooo leh ” Maanta ma ahan maalin ay qomamayn wax tareyso waana lagaa abaal marin doonaa waxa aad qabatay..Xagee baad kusugnaanjirtay xiliyada salaadaha?Maxaad aheyd mid qabta marka ay kuuyimaadaan amarada allah? Ma eheyd nin wanaaga qaato xumaantana isaga taga? Waxaad aheyd mid hilmamay Rabigiisa waxad wakhtiyadaada kulumisay CIYAAR & HEESO maantana waxaad imaan adigoo oo ilmeynaayo kadib markaad aragtay cadaab kaaga ” Waxaa siisiyaaday shalaygeyga kadib markan maqlay mid iigu yeeraya cadaabka adag. Waan ilmeeyay illa ay ilmadu iga idlaatay/dhamaatay. Laakiin waxba imay tarin isla daqiiqadaa ayaan katoosay hurdadii waxaan eegay nafsadayda.Way rumeysan weyday riyadaan. Waxaa iga soboday neef weyn waxaa iso wajahday cabsi horleh mana kasuulin in aan baqayo. Nafsadayda ayaa waxaan ku iri ” wallaahi baan kudhaartee kani waa digitaan kaaga imadaayday dhanka Allah s.w.t maalinta la isa soo saari doonana waa lama huraan. Maxaad Allah ucaasin ayaan isweydiyay. Miyadan aheyn mid dhex dabaasho wax uu Allaah xarimay? Su,aalo farabadan ayaan kusoo degdegay maskaxdayda umana helin ilaa hal jawaab oo qura. Taasoo aheyd Allaah ulaabasho si maalinka weyn uga badbaado.Waxaa baryay waagii waxaana lagaaray salaadii subax waan tukaday nafsadaydana waxay darentay Raaxo iyo wanaag Subaxdaas. Waan so baxay waxaan koray gaarigayga waxaanegay gudihiisa waxaaba kabuuxo canjelado HEESO ah waan kasaaray dhamaantood waxaana kutuuray melaha qashinka lagu tuuro. Waxaan raadiyey canjeladoislaami ah oo wax tar iileh. Xaaladaa ayaan kusugnaa maalin kastana waxan ahaa mid mid kusiidhawanayo wadada hanuunka.Badanaa tiro dad ah oo kulunsan dhaldhalaalkan dunida ee beenta ah. Oo badana inta ay hilmaamsiisay maalin aan lahilmaami karin maalinkaa oo uu shaqsigu ka cararayo Walaalkiis-Hooyadiis iyo aabihiis- xaaskiisa iyo caruurtiisa, waa maalin maalka iyo caruurtuba aanay waxba taraynin ilaa ruux Allah ulataga qalbi wanaagsan iyo camal suuban mooyaanee.يفر فيه المرء من أخيه و أمه و أبيه وصاحبته وبنيه، يوم لا ينفع مال ولا بنون إلا من أتي الله بقلب سليمwalaalaheygiyoow miyaaysan eheyn in aan Allah s.w.t aan ulaabano inta aynaan geeriyoon ka hor.. Wabillahi tawfiq.

Asc habeen wangsan asxbtayda qaaliga ah kuso dhawaada pageka  oo aan ugu talo galay asxbtayda inaan ugu faIdeyo ayagana ...
17/08/2016

Asc habeen wangsan asxbtayda qaaliga ah kuso dhawaada pageka oo aan ugu talo galay asxbtayda inaan ugu faIdeyo ayagana ii faaiideeyaana

Asc aqyaar kala baadiyowday bariidadu sooma baahna
16/08/2016

Asc aqyaar kala baadiyowday bariidadu sooma baahna

Address

Addis Abba
Addis Ababa
STREET1

Telephone

00251984923347

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ii Faaidey Aan Kuu Faaideyee posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category