Dr, abdilahi Hirsi Hussen

Dr, abdilahi Hirsi Hussen Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr, abdilahi Hirsi Hussen, Shopping & retail, Addis Ababa.

Ogaysiis ogaysiis ogaysiis *Dhamaan dadwaynaha kunool magaalada ayshaca iyo nawaaxigeeda waxaan ogaysiinaynaa inan bilow...
04/02/2025

Ogaysiis ogaysiis ogaysiis

*Dhamaan dadwaynaha kunool magaalada ayshaca iyo nawaaxigeeda waxaan ogaysiinaynaa inan bilownay adeegii raacida tareenka cusub ee EDR
Kasoo laga raaci xarunta tareenka ee ayshaca { aysha-station}
-Maalmaha looraaci karo dhanka djibouti waa maalmaha tirada dhiman 1,3,5,7,9 iwrn.
-Maalmaha loo raaci karo dire-dawa waa maalmaha tirada buuxda sida 2,4,6,8,10.
**************************
Sidaas daraaded dhaamn shacab-waynaha waxan ugu baaqaynaa inay kafaa'iidaystaan fursadan dahabiga ah
Dhanka nooliga aadbuu raqiis uyahay
Iyadoo aan wada ognahay in dhinaca badbaadada {safety} uu aad uga wanaagsanyahay dhamaan baabuurka kale oo dhan soo dhawaada macmiil.

01/02/2025

illahey baa ku leh siidan raabo iyeel
Aadna siida raabto Anaa ku yeeliye...more

Xurmadle Ugaas Mustafe. Dhammaan Madaxda, Aqoonyanka iyo Shicib ba, Hambalyo iyo Salan Sare naga Guddoma. Aad ban ujecle...
26/01/2025

Xurmadle Ugaas Mustafe.
Dhammaan Madaxda, Aqoonyanka iyo Shicib ba, Hambalyo iyo Salan Sare naga Guddoma.
Aad ban ujecleyn inan nila joogno Munaasibada Xuska Aqoonsiga ee Magalada .
Dhurufo shago iya no asmixi waayay.
Laakin Ruuxda iyo Qalbiga iyan idinkala jogna 🙌

07/01/2025

Sucaad iyo jacaylkii waalay wiilkaan walalkena ee maslax sheekada dhameeyso sina share gare si aay dad badan ugu cibraqatan...more

25/12/2024

Haka quusan Naxariista alle||
Muxaadaro Nolosha badali
Doonta | sheikh mustafe ismail

12/10/2024

Iiran maalmo gudohod ayay ku heli karta hubka halista ah & saameynta ka dhalan doonta

29/08/2024

Address

Addis Ababa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr, abdilahi Hirsi Hussen posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share