Hamze kelif

Hamze kelif Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hamze kelif, Jigjiga, Addis Ababa.

Wiilkii Qabribayax laya keenay ee uu wadday Abaha xooluhu ka dhamaaden waxaa gaadhay lacag dhan 270K. Waxaan jeclaysanay...
22/10/2025

Wiilkii Qabribayax laya keenay ee uu wadday Abaha xooluhu ka dhamaaden waxaa gaadhay lacag dhan 270K. Waxaan jeclaysanay inaan mar labaad baahino, maadama kharashka Kelyaha aad u badan yahay.

Dhakhaatirtu waxay sheegen in wiilkan fursad fiican uu haysto. Kelyahiisana la bad-baadin karo, iyadoon laga badalin. Bal suurreyso adigoo dhalinyara Mustaqbal ku suggayo, in maalin kasta u baahato Kelyo laguu dhaqo, hadii la waayana aadan noollan karin. Bal suurre adigoo xaalkas ku suggan oo hadana wax dhaqaale ahna aan haynin.

Ebirta: Lambarka Aabaha: 0992340523 ; Abdi Jaamac ayaa ku qoran.

Fariintan oo aad gareyso Kelyaha wiilkaas ayay bad-baadin kartaa.
xigasho Voss Tv

waa 4 Madax Wayne Oo Ka Taliya Gayiga Soomaaliyeed Hadaba Nala wadaaag midka Aad siin lahayd Bilada wadaniyad nimo, Adoo...
21/10/2025

waa 4 Madax Wayne Oo Ka Taliya Gayiga Soomaaliyeed Hadaba Nala wadaaag midka Aad siin lahayd Bilada wadaniyad nimo, Adoon ku qiimaynayn Hayb iyo qabiil balse wax qabad iyo kartidiisa kaliya

war nio nincaan ah Oo Intaasoo Views ah haysta ahye, Hada kadib xayaysiinta bilaabayaaye Halaga warhayo🥰🤣
21/10/2025

war nio nincaan ah Oo Intaasoo Views ah haysta ahye, Hada kadib xayaysiinta bilaabayaaye Halaga warhayo🥰🤣

Deegaankaas Halkee u malayn
21/10/2025

Deegaankaas Halkee u malayn

21/10/2025

Englishkii Gaale siyaad bare

20/10/2025
waxaad Ii sheegtaan waxa sababay In Dadka Shaaha ka cabaya meherada Shaaha Ninka ee magaalada jigjiga  Looga qadimo Laca...
20/10/2025

waxaad Ii sheegtaan waxa sababay In Dadka Shaaha ka cabaya meherada Shaaha Ninka ee magaalada jigjiga Looga qadimo Lacagta Halka MEHERDA kale Qofku markuu Cabo uun Laga qaado Lacagta,

niman Odayaala ayaa ku xidhane ma cidbaa kala dhuumata Macalinka Tolow

20/10/2025

Qudbo Siro

Axmed, oo loo yaqaanno naanaystiisa "Shabbo"Waa wiil yar oo reer Mauritaniya ah, da’diisuna ku dhowdahay 15 sano xiligaa...
20/10/2025

Axmed, oo loo yaqaanno naanaystiisa "Shabbo"
Waa wiil yar oo reer Mauritaniya ah, da’diisuna ku dhowdahay 15 sano xiligaas.

Maalin ayuu u baxay inuu ku dabaasho biyaha mid ka mid ah biyo-xireennada, isagoo faraxsan Laakiin farxaddii si lama filaan ah ayay isu beddeshay cabsi iyo murugo, markii biyo xireenka uu si degdeg ah u buuxsamay, roobna iyo dabaylo xooggan ay bilowdeen

Axmed wuxuu ku xayirmay gudaha biyo xireenka, isagoo la tacaalaya kali ahaansho, qabow iyo cabsi, muddo 20 saacadood ah.

Intaas oo dhan, aabihii ma seexan hal daqiiqad, mana nasan. Wuxuu soo qaatay cod bixiye weyn ee makarafoon, wuxuuna istaagay hareeraha biyo xireenka isagoo ku dhawaaqaya:
"Ha seexan Axmedow Adkayso wiilkaygiiyow"

Codka aabaha ayaa la maqlayay habeenkii oo dhan cod ay ku dheehan yihiin kalsooni iyo jaceyl isku jira.

Ugu dambeyn, subaxdii dambe ayaa diyaarado ciidan yimaaden, waxayna ku guuleysteen inay badbaadiyaan Axmed ka dib halgan dheer.

Laakiin runta dhabta ah waxay tahay, geesinimadu ma ahayn oo keliya badbaadada wiilka...
Geesinimadu waxay ku jirtay qalbiga aabbaha qalbi aan daalin, cod aan aamusiin, iyo jaceyl aan xad lahayn.. ❤️❤️

Haddi aad tahay dadka xiiseeya qisooyinka cajiib ka ah fadlan follow deh profile-ka 🫡❤️

Ganaaxyada Kala Duwan ee Lagu Dhaqan Gelinayo Mashruuca Marinada Magaalada JigjigaUjeeddo: Kor u qaadidda nadaafadda, bi...
06/10/2025

Ganaaxyada Kala Duwan ee Lagu Dhaqan Gelinayo Mashruuca Marinada Magaalada Jigjiga

Ujeeddo: Kor u qaadidda nadaafadda, bilicda magaalada, iyo badqabka dadka iyo gaadiidka — iyadoo la adkeynayo dhaqangelinta xeerarka la xiriira isticmaalka marinada magaalada Jigjiga.

✅ Ganaaxyada Dadka (Lugta ah)

1. Qofka dhex mara cawska (lawns/grass areas) – 1,000 ETB
2. Qofka ka tallaaba waddada meel ka baxsan zebra crossing – 300 ETB
3. Qofka ku lugeeya waddada laamiga ah halkii uu marin u mari lahaa marinnada dadka – 500 ETB
4. Qofka mara waddada loogu talagalay baaskiillada (bike lane) – 300 ETB
5. Qofka ku tuura qashin marinnada ama hareerahooda – 1,000 ETB
6. Qofka qaada ama durkiya agabka nadaafadda (desk bins) – 5,000 ETB
7. Qofka ka saxarooda ama ka kaaja meel ka baxsan musqulaha la oggol yahay – 1,000 ETB

🚴 Ganaaxyada La Xiriira Baaskiillada

8. Baaskiil maraya waddo aan loogu talagalin – 500 ETB

🚗 Ganaaxyada Gaadiidka

9. Gaadhi dul mara xariiqa huruudda ah (Yellow Line Violation) – 2,000 ETB
10. Gaadhi ku wareega xariijinta huruudda ah (Yellow Box/Line Turn Violation) – 4,000 ETB
11. Gaadhi lagu dhaqo (maydho) waddooyinka magaalada – 3,000 ETB
12. Bajaj si aan la oggolayn ku gala marinnada – 1,500 ETB

🏢 Ganaaxyada Meheradaha (Ganacsiyada)

13. Meherad dayacda nadiifinta cawska, dhirta ama qashinka ku xeeran ilaa 10 mitir – 3,000 ETB
14. Meherad aan samaysan agabka qashinka (desk bins) oo ku filan dadka macaamiisha ah – 10,000 ETB

📢 Ganaaxyada Xayeysiisyada

15. Qof ku dhajiya ogaysiisyo aan dijitaal ahayn (digital), boodhadh ama warqado wadooyinka ama dhismayaasha marinada – 1,500 ETB

🐄 Xoolaha iyo Deegaanka

16. Xoolaha dhex mara marinada dadweynaha – 1,000 ETB
17. Xoolaha Cuna Cawska ama Dhirta.
2000ETB ilaa 5000ETB
Waxaa laga qaadi magdhawga Geedka

Frist Meeting 🤝 XSM IYO AXMED MADOOBE,LABA MADAXWEYNE MISE MADAX WAYNE IYO WAKIILKIISA,HADII si Loofiiriyo heshiisyada c...
05/10/2025

Frist Meeting 🤝
XSM IYO AXMED MADOOBE,
LABA MADAXWEYNE MISE MADAX WAYNE IYO WAKIILKIISA,
HADII si Loofiiriyo heshiisyada caalamka madaxweyne markuusoo galo Maamul goboleed isaga hoos yimaada waxaa qasaba in Hal kursi oo kii madaxweynaha Loo dhigo ku xigeenka ama madaxweynaha gobolkaasna inuu Kamid noqdo Wasiirada iyo kalfadhiga kale,
balse Halkaan Waxay kuu cadaynaysaa In Ay meeshaas la joogo Xasan sheekh Laga awood badan yahay, laba madax Wayne oo kala awood ahi meesha fadhiyaan,

sideed u aragtaa adi

Jaalayaal, waad salaamantihiin Dhamaantiin,JAWIGU GALABTA WAA SIDEE HALKAAD JOOGTO
05/10/2025

Jaalayaal, waad salaamantihiin Dhamaantiin,
JAWIGU GALABTA WAA SIDEE HALKAAD JOOGTO

Address

Jigjiga
Addis Ababa
251

Telephone

+251914999123

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hamze kelif posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hamze kelif:

Share