07/05/2026
mid kastaa kaalin gaar ah ayuu bulshada ugu jiray kaalintaas somali oo dhan wuu kaga calaamadsanaa oo si hagar la’aan ah ayey uga soo baxeen
Hal Shay oo ay ka sinaayeen dhamaantood ma sheegi kartaa iyo mid kastaa halka uu ka soo jeeday ama kaalintii uu bulshada ugu jiray
Illaahay ha u naxariisto inta dhimatay Labada ka noolna caafimaad iyo cimri dherer ha siiyo